Home » Entries posted by puntlandes (Page 1020)
Entries posted by puntlandes

Faysal Cali waraabe ayaa wuxuu ka hadlay waxyaalo badan oo ay mid yihiin tegidii Nicklos Key, Soomaaliyadii burburtay oo kala tagtay, Garowe,iyo Federaal…… Hoos ka daawo Faysal Cali Waraabe . Puntlandes.com  

Continue reading …

Garoowe (Pes): Agaasimaha guud ee hay’adda daryeelka bulshada Puntland, oo ka tirsan kooxda madaxweynaha Puntland Gaas ee la yiraahdo Isbedeldoonka Maxamed Cabdirisaaq Dayib Guure ayaa safar ku tagay magaalada Muqdisho iyadoo uu shaaciyey Dr Gaas in uu go,ay yahay xiriirkii awalba aan sharciga ahayn ee ka dhaxeeyey Dr Gaas iyo Xasan Culusooow.   Waxaa dad badan […]

Continue reading …

Garore (Pes): Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa Beesha Caalamka iyo Dadka reer Puntland ka codsatay in gurmad deg-deg ah la soo gaaran Deegaanada abaaruhu ku dhufteen Ee Puntland oo ay ugu daran yihiin Gobolka Bari,Gobolka Gardafuu,Gobolka Sanaag Gobolka Haylaan ,Gobolka Nugaal ,Gobolka Karkaar iyo Gobolka Mudug gaar ahaan (Degmooyinka Tawfiiq ,Saaxo iyo Jariiban iyo dhammaan Tuulooyinka […]

Continue reading …

Gaalkacyo(Pes): Boobka lagu hayo reer Puntland kuma koobna sharcigii dhamaa ee lagu heshiiyey ahaana waxa la isku aaminayo ee waxaa la boobay jagooyinkii dadka soomalida ah ka dhexeeyey ileen waxbaa la isku darsadaye. Waxaa la boobay ama la carqaladeeyey khayraadkii ka dhexeeyet ummada Soo,aaliyeed. Waxaa la ama lagu takrifashay dhaqaalihii loo soo dhiibay dhamaan ummada […]

Continue reading …

 

Continue reading …

        Puntlandes.com

Continue reading …

Garowe (Pes): Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka qayb galay Kulan lagu taageerayay Go,aamadii ka soo baxay Shirkii wadatashiga Dowladda Puntland iyo Xildhibanada Puntland ugu jira Fadarlka oo ka dhacay Garowe. Kullanka ayaa waxaa iyana ka soo qayb galay Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Camay,Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Siciid Xasan Shire,Wasiiro,Isimo,waxgarad,,Culimo […]

Continue reading …

Garoowe (Pes) Shirkii wadotashiga ee u dhaxeeyey Dowladda Puntland iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Puntland kuna jira Baarlamaanka DFS ayaa saaka go’aano kasoo baxeen. Shirkaas oo socday muddo labo cisho kana socday xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Qodobada oo ka koobnaa afar qodob waxaa ugu muhiimsanaa in Dowlada Gaas wadohadalo la gasho tan Xasan Culusoow […]

Continue reading …

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa indho tiray damaca uu ka qabo in uu isu soo sharaxo 2016 kursiga Taangiga AMISOM lagu waardiyeeyo ee ”Villa Xamar”. Dr Gaas ayaa wuxuu goostay in Gobalka Mudug ku iibsado in uu isa soo sharaxo sanadku markuu yahay 2016 doorashada ka dhacaysa ”Villa Xamar”   War […]

Continue reading …

Abwaanad Muna Axmed Cabdala ‘’Diyaana’’ oo ka mid ah Qurbajoogta Puntland kuna sugan Garowe ayaa tiri waxaa la gaaray waqtigii ay Puntland isku tashan lahayd, kana tashan lahayd Xamar haddii bay tiri aan la helin dad ka run sheegaya Soomaalinimada. ‘’Waa lays wada ogyahay,ama Koonfur ha noqoto,ama nimankaan Soomaaliland ha noqoto ama nimankaan marna Weeraraya […]

Continue reading …