Home » Entries posted by puntlandes (Page 1053)
Entries posted by puntlandes

Sawiro: Gudoomiye Ku Xigeenka Barlamaanka Somalia oo socdaal ku Maraya Gobalka Mudug

Comments Off on Sawiro: Gudoomiye Ku Xigeenka Barlamaanka Somalia oo socdaal ku Maraya Gobalka Mudug

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka faderaalka Soomaaliya,Mahad Cabdalla Cawad ayaa xalay boqosho ku tagay Degmada Towfiiq iyadoo uu ku suganyahay xiligan Cawad ayaa booqasho toddobad qaadatay ku jooga Puntland,waxuuna ku sugna maalmihii dambe magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland oo u kula shiray madaxda dowladda iyo qaybaha bulshada. Waxaanna Maanta Uu Kulamo kale la qaadan […]

Continue reading …

Safaaradda Mareykanka ee Jabuuti oo arrimo amni loo xiray

Comments Off on Safaaradda Mareykanka ee Jabuuti oo arrimo amni loo xiray

Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay dalka Jabuuti ayaa la xiray, iyadoo arrimaha loo xiray lagu sheegay mid amni. Bayaan ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee dalka Jabuuti ayaa lagu sheegay in sababaha xiritaanka Safaaradda ay tahay tallaabo dib loogu eegayo Amniga Safaarada. Inkastoo aan la sheegin qatar argagixiso oo ku soo fool leh, hadana tani ayaa […]

Continue reading …

Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicholas Kay oo ku faraxsan sida ay Soomaalidu uga go’antahay in lagu adkeysto jadwalka Aragtida Hiigsiga 2016

Comments Off on Ergeyga Gaarka ah ee QM Nicholas Kay oo ku faraxsan sida ay Soomaalidu uga go’antahay in lagu adkeysto jadwalka Aragtida Hiigsiga 2016

Muqdisho, 18 Maarso 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay sida adag ee ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-Goboleedyada uga go’antahay inay ka soo baxaan shuruudaha iyo jadwalka waqti ee Aragtida Hiigsiga 2016, si loo dhammeystiro geeddi-socodka sameynta maamul-goboleedyada federaalka Soomaaliya, […]

Continue reading …

Daawo Video: RW hore ee DFKG Geedi “aduunka ama caasimada dadka iska leh waa laga iibshaa ama iyagaa maamusha”

Comments Off on Daawo Video: RW hore ee DFKG Geedi “aduunka ama caasimada dadka iska leh waa laga iibshaa ama iyagaa maamusha”

RW hore ee DFKG Cali Maxamed Geedi ayaa isagoo ka qaybgalay barnaamij TV ga Royal yiri”aduunka ama caasimada dadka iska leh waa laga iibshaa ama iyagaa maamush” Geedi ayaa waxyaalo badan uga hadlaya barnaamijkan oo ay ka mid aheeyeen soo Gelintii Soomaaliya uu soo geliyey Ciidamada Itoobiya oo la waydiiyey uuna qirtay. Daawo Videowga (daqiiqada […]

Continue reading …

UN Envoy to Somalia encouraged by firm commitment to Somalia’s Vision 2016 timetable

Comments Off on UN Envoy to Somalia encouraged by firm commitment to Somalia’s Vision 2016 timetable

PRESS RELEASE 10/2015 Wednesday, March 18, 2015   Mogadishu, 18 March 2015 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG) Nicholas Kay, welcomed firm commitments made by Somalia’s Federal and regional leaders to meet key Vision 2016 deadlines to complete Somalia’s federal state formation process, and review the provisional constitution without any extension […]

Continue reading …

Sawiro: Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka Guddoomay danjiraha cusub ee Norway

Comments Off on Sawiro: Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka Guddoomay danjiraha cusub ee Norway

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaalya Mr. Victor Conrad Rønneberg. Madaxweynaha ayaa Boqortooyada Norway uga mahadceliyey talaabada ay danjirahan cusub ugu soo magacawdey Soomaaliya , oo uu sheegay inay sii xoojin doonto xiriirka labada dal. “Aad ban kugu […]

Continue reading …

Sawiro: Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo Dooxa kulan ku yeeshay iyo Heshiisyo ay kala saxiixdeen labada dal

Comments Off on Sawiro: Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo Dooxa kulan ku yeeshay iyo Heshiisyo ay kala saxiixdeen labada dal

WARSAXAAFADEED Doha, Arbaco 18 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Qatar, Mudane Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani, waxa ayna labada Ra’iisul Wasaare ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo xiriirka dheer […]

Continue reading …

Dhagayso: Wafti ka kooban Puntland & DFS oo gaaray Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug

Comments Off on Dhagayso: Wafti ka kooban Puntland & DFS oo gaaray Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug

Wafti ka kooban DFS iyo Puntland ayaa maanta gaaray Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey degmadaasi iyadoo kulumo kale duwan ay ka qaaday dadweynaha degmada iyo deegaanada hoos yimada. Waftigan ayaa waxaa hogaaminaya Gudoomiye kuxigeenka Barlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdala Cawad waxaa ka mid ah mas’uulyihin kale duwan oo ka socda […]

Continue reading …

Sawiro: Madaxweyne Gaas oo gudoomay qalab caafimaad oo uu dalka Australia ka keenay Wasiir dawlaha Madaxtooyada iyo xiriirka Caalamiga ah ee Puntland

Comments Off on Sawiro: Madaxweyne Gaas oo gudoomay qalab caafimaad oo uu dalka Australia ka keenay Wasiir dawlaha Madaxtooyada iyo xiriirka Caalamiga ah ee Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-3-2015 gudoomay qalab caafimaad oo uu dalka Australia ka keenay Wasiir dawlaha Madaxtooyada iyo xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Dr. Maxamed Cabaas Cumar. Xafladd kooban oo loo qabtay wareejinta qalabkaasi kana dhacday  aqalka Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa sidookale ka […]

Continue reading …

Xulistii Xildhibaanada Jubaland oo soo Gabagaboobi doonta dhawaan

Comments Off on Xulistii Xildhibaanada Jubaland oo soo Gabagaboobi doonta dhawaan

Xulista Xildhibaanada ay yeelan doonto Dowladda Jubbaland ayaa waxay ku dhowdahay gabagabo. Xildhibaanada lasoo xulayo oo tiradoodu gaareyso 65 mudane ayaa la soo gudbiyey intooda badan. Laakiin waxaa jira beelo aan weli Xildhibaanada meteleya keensan oo iyaga dhexdooda isku haya. Qaybsiga tirada Xildhibaanada waxaa lagu saleeyey Degmooyinka uu ka kooban yahay Jubaland, arintaasoo qaar kamid ah […]

Continue reading …