Home » Entries posted by puntlandes (Page 1093)
Entries posted by puntlandes

Video: Daawo meeshuu marayo Dhismihii Masajidka Abuubakar Sadiiq, Faldan ku sadaqays oo ka qaybqaado dhismaha masaajidka

Comments Off on Video: Daawo meeshuu marayo Dhismihii Masajidka Abuubakar Sadiiq, Faldan ku sadaqays oo ka qaybqaado dhismaha masaajidka

Bursaalax(Pes) Waxaa ka socda dhisme Masaajid lagu magacaabo Masaajidka Abuubakar Sadiiq magaalada Bursaalax ee Gobolka Mudug. Masaajidka dhismuhu ku socdo ayaa, sida aad ka daawan kartaan Video ga, waxaa uu ku fadhiyaa dhul baaxadiisu dhan yahay 30mx20m halka uu markii hore ka ahaa 20mx10m taasoo ku yarayd magaalada waana la dumiyey . Ingineerka dhisaya Masaajidka […]

Continue reading …

Dhagayso: Muxuu Dr Gaas (MOOGE) ka yiri Saxaafada iyo waxa ay ka qoraan

Comments Off on Dhagayso: Muxuu Dr Gaas (MOOGE) ka yiri Saxaafada iyo waxa ay ka qoraan

Gaalkacyo (Pes) Madaxweynha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed cali Gaas  (MOOGE ) ayaa waraysi dheer siiyey VOA somali kaas oo waqtiga waraysiga uu ahaa waqti dhan 37 daqiiqo iyo 29 seken. Waraysigaa waxaa lagu macnayn karaa in uu ahaa bilow kaambaynkii 2016 ka ee Villa Xamar oo waqtigiisii ka soo hor dhacay. Waraysiga oo marka laga […]

Continue reading …

Daawo Video: Khudbadii Madaxweyne Gaas (MOOGE) ee ciida

Comments Off on Daawo Video: Khudbadii Madaxweyne Gaas (MOOGE) ee ciida
Continue reading …

Daawo Sawiro: Sida looga Ciiday Halmstad Sweden

Comments Off on Daawo Sawiro: Sida looga Ciiday Halmstad Sweden
Daawo Sawiro: Sida looga Ciiday Halmstad Sweden

Halmstad (PES): Waxaa si aan horey loo arag maantay looga ciiday Magaalada Halmstad ee wadanka Sweden iyadoo ka duwanayd sidii looga Ciidi jiray Ciidihii hore. Waayo waa Magaalo Islaamku aad ugu korayo waxaana sanadkan u dheer  Tuulooyin ku yaala hareeraha Magaalad oo la Ciiday Muslimiinta Halmstad. Waxaa sanadkan loo diyaariyeySaalada Ciida meel aad wayn oo […]

Continue reading …

Daawo Video: Madaxwayne Prof Cali Khaliif Oo Ka warbixiyay Safarka Uu Kutagay G/Cayn Iyo Arimo kale

Comments Off on Daawo Video: Madaxwayne Prof Cali Khaliif Oo Ka warbixiyay Safarka Uu Kutagay G/Cayn Iyo Arimo kale

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Galaydh ayaa maanta Gaadhay tuulada Xamar-lagu Xidh ayaa Shir Saxafadeed uu qabtay uga hadlay arimo dhowr ah. Daawo Prof galayr Puntlandes.com  

Continue reading …

Sawiro: Madaxwayne ku xigenka Maamulka Khaatumo & Wafdi Lagu soo Dhoweeyay magaalada Nariobi

Comments Off on Sawiro: Madaxwayne ku xigenka Maamulka Khaatumo & Wafdi Lagu soo Dhoweeyay magaalada Nariobi

Waxaa magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya soo Gaadhay Wafdi uu hogaaminayey Madaxwayne ku xigeenka Maamulka khaatumo Cabdul Gagole, Jaaliyaada Khaatumo ee Magaalada Nairobi ayaa Wafdigan soo dhowayn Ugu sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Joma Kenyatta. Waxaa soo abaabulay soo dhawayntan heerka sare ah Axmed Maxamed oo magacdheer Kayse Halkan ka doowo   Puntlandes.com

Continue reading …

Dhagayso: Madaxwayne Gaas (MOOGE) oo si kulul uga hadlay falalka kooxda Al-Shabab

Comments Off on Dhagayso: Madaxwayne Gaas (MOOGE) oo si kulul uga hadlay falalka kooxda Al-Shabab

Garowe(Pes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas (MOOGE) oo maanta khudbadiisa ku aadan munaasibadda ciida usoo jeediyay dadwaynihii kula tukaday salaada ciida Garoonka Mire Awaare ayaa si xooga uga hadlay falalka foosha xun ee kooxda Al-Shabab iyo guushii ay ka gaareen dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay Buuraha Galgala ee Gobalka Bari.   Madaxwayne MOOGE […]

Continue reading …

“Ciid Wanaasan Muslimiinta oo dhan” Dhamaan shaqaalaha warbaahinta Puntlandes

Comments Off on “Ciid Wanaasan Muslimiinta oo dhan” Dhamaan shaqaalaha warbaahinta Puntlandes

Dhamaan shaqaalaha Warbaahinta Caalamiga ah ee Puntlandes waxay hambalyo ku aadan Ciidul Adxaaga u dirayaan dhamaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan Somalida oo dhan. Waxayna leedahay: Ciid Mubaararak. Allah waxaan ka baryaynaa Nabad iyo Barwaaqo Amiin amiin  

Continue reading …

Sawiro Kale oo ku saabasan Ciidamada Shisheeye ee Puntland jooga

Comments Off on Sawiro Kale oo ku saabasan Ciidamada Shisheeye ee Puntland jooga
Sawiro Kale oo ku saabasan Ciidamada Shisheeye ee Puntland jooga

Puntlandes.com    

Continue reading …

Daawo Video: Madaxweyne Dr Gaas (MOOGE) oo hambalyo ku aadan Ciidul Adxaaga u diray Umada Somaliyed

Comments Off on Daawo Video: Madaxweyne Dr Gaas (MOOGE) oo hambalyo ku aadan Ciidul Adxaaga u diray Umada Somaliyed
Continue reading …