Home » Entries posted by puntlandes (Page 1125)
Entries posted by puntlandes

Daawo Video: Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo ka hadlaya Xariga Siyaasi Dhuubane

Comments Off on Daawo Video: Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo ka hadlaya Xariga Siyaasi Dhuubane

Gudoomiyihii hore Gobolka Mudug Cabdirashiid Cali Xaashi Dhuubane oo 25 kii nov 2014 lagu xiray amar kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa hadlay Gudoomiyaha Gobalka Nugaal

Continue reading …

Falanqaynta Todobaadka Iyo Puntland

Comments Off on Falanqaynta Todobaadka Iyo Puntland
Falanqaynta Todobaadka Iyo Puntland

Sabti 22 ka nov 2014 ayey ahayd markii uu Baarlamaanka Puntland hortagay Wasiirka Wasaarada Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax iyadoo ay xildhibaanada waydiiyeen Su’aalo ay ka mid ahaayeen sababta ay dawladu u bixin wayday lacagaha daynta ee lagu leeyahay iyo mushahaarooyinka waxuuna ku jawaabay Wasiirku sidatan ”Dekeda Bosaso oo 71% Dakhliga dawlada uu ka soo […]

Continue reading …

Xog: Raysul Wasaare Cabdiwali oo loo Heshiiyey

Comments Off on Xog: Raysul Wasaare Cabdiwali oo loo Heshiiyey

Xog sugan oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa ah in loo heshiiyey Raysul Wasaare Cabdiwali iyadoo lagu heshiiyey in Maalinta Talaada oo ay bishu tahay 2 da Dic 2014 la keeno Baarlamaanka Mooshiinkii madaxtooyadu doonaysay in lagu rido Raysul Wasaaraha dabadeedna cod loo qaado Sabtida oo ay  6 da dec 2014. Waxaa muuqata in uu meesha […]

Continue reading …

War deg dega: Beesha Cumar Maxamuud oo soo saartay Baaq deg dega oo ku saabsan Xariga Dhuubane

Comments Off on War deg dega: Beesha Cumar Maxamuud oo soo saartay Baaq deg dega oo ku saabsan Xariga Dhuubane

Waxaa shir deg dega oo telefon Konferens ah isugu yimid Jaaliyada Beesha Cumar Maxamuud ee Yurub iyagoo kaga arinsanayey Xarigii sharcidarada ahaa ee Xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ay ku Xirtay 25 kii nov 2014 Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Cabdirashiid Cali Xaashi “Dhuubane” Waxgaradka, aqoonyahanka , Culimaa’udiinka, haweenka iyo Dhalinyarada Beesha […]

Continue reading …

XOG-Akhriso oo wax ka ogow 11 qof oo Hogaanka u haya madaxweyne Gaas

Comments Off on XOG-Akhriso oo wax ka ogow 11 qof oo Hogaanka u haya madaxweyne Gaas

Warbaahinta Puntlandes.com oo aad uga barateen in ay idiin soo gudbiso Xaqiiqada ka jirta Puntland ayaa waxay idiin soo gudbinaysaa  11-Qof ee Hogaanka u haya taladana u gaara madaxweyne cabdiwali Maxamed cali Gaas  iyagoo Kooxdani ay yihiin kuwa gacanta ku haya Madaxtooyada Puntland Iyo Madaxweyne Abdiwali Gaas. Waxayna dhamaantood ka jeedaan Beesha Dr Gaas ee […]

Continue reading …

Gollaha Midnimada oo cambaareeyey xariga Siyaasi Dhuubane

Comments Off on Gollaha Midnimada oo cambaareeyey xariga Siyaasi Dhuubane
Gollaha Midnimada oo cambaareeyey xariga Siyaasi Dhuubane

Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland ayaa xariga uu madaxweyne Dr Gaas Xirtay Siyaasiga caanka ah Dhuubane. Qoraal lagu cambaareynayo ayey Golihu kasoo saaray xariga Garowe loogu gaystay 26 Novomber 2014 Siyaasi Cabdirashiid Cali Xaashi “Dhuubane” Hoos ka Akhri Qoraalka   Puntlandes.com  

Continue reading …

Daawo video-Dhageyso: Gudoomiyaha xuquuqul insaanka Puntland oo la doortay

Comments Off on Daawo video-Dhageyso: Gudoomiyaha xuquuqul insaanka Puntland oo la doortay

Garoowe (Pes) Barlamaanka Puntland ayaa maanta doortay gudoomiyaha xafiiska xuquuqul insaanka Puntland, iyagoo u doortay Maxamed Yuusuf Cali oo kamid ahaa mas’uuliyiinta sare ee Jaamaca Bosaso. Waxaa ku tartamayey Jagadan 3 Musharax oo kala ahaa Siciido Maxamed Cali, Burhaan Aadan Cumar iyo Maxamed Yuusuf Cali. Doorashaduna waxay ahayd mid qarsoodiya. Waxaana wareegii ugu dambeeyey ku […]

Continue reading …

Daawo Video: Musharax Gaas ”Waxaan leeyahay Puntlandeey Aalkoliste dambe ha Guursan”

Comments Off on Daawo Video: Musharax Gaas ”Waxaan leeyahay Puntlandeey Aalkoliste dambe ha Guursan”

Musharax Gaas ayaa wuxuu ka yir Dubai mar okt 2013 loogu sameeyey soo dhawayn hadalkii caanka noqday ee ahaa ”Waxaan leeyahay Puntlandeey Aalkoliste dambe ha Guursan” Muxuu hada ka leeyahay hadalkaas madaxweynuhu? Puntlandes.com

Continue reading …

Shacabka reer Puntland oo aad u dhaliilsan Hogaaminta madaxweyne Dr Gaas

Comments Off on Shacabka reer Puntland oo aad u dhaliilsan Hogaaminta madaxweyne Dr Gaas

Xakuumada Dr Cabdiwali Gaas, ayaa waxay kursiga ku timid in ay dalka gaarsiinayso Horumar, Cadaalad iyo Isbedel dhab ah oo muuqda taas bedelkeedii waxay heleen Shacabka Puntland in hogaanka Dr Gaas: XARIG Caburin iyo Handadaad lagu hayo Muwaadiniinta Reer Puntland ee samaha jecel Uu ku Fashilmay hawshii loo igmaday ee ahayd Hogaaminta Puntland Ku takrifal […]

Continue reading …

Dhagayso: Qurba joog cambaareysay xariga Siyaasiga caanka ah Dhuubane

Comments Off on Dhagayso: Qurba joog cambaareysay xariga Siyaasiga caanka ah Dhuubane

Xakuumada Dr Cabdiwali Gaas, ayaa xabsiga dhigtay laba habeen ka hor  Magaalada Garowe  Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Cabdirashiid Cali Xaashi oo ku magac dheer Dhuubane,ka dib markii uu qabtay saacado ka hor shir jaraa,iid oo uu ku dhaliilayo hanaanka maamulka uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas. Radio Umada ayaa qabtay Barnaamij  lagu falanqeynayo aragtida ay ka […]

Continue reading …