Sawirro: Abdi Warsame oo Xafiiskiisa kusoo dhaweeyey Duqa Bosaso & Mataanaynta Minneapolis & Bosaso oo la saxiidoono 12ka agosto
10 Aug 2016 (Puntlandes) Duqa Degmada Bosaso Eng Yasin Mire Maxamuud oo casumaad rasmi ah ka helay maamulka magaalda Minneapolis oo Mataano la...