Sawiro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Saraakiisha ugu sarraysa Ciidanka dalka Itoobiya kala hadlay la dagaallanka Argagixida
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo subaxnimadii hore ee saaka soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka...