Sawirro:Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha oo Xafiiiskii ku qaabilay Wafti ka socdey Midowga Yurub
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay...