Home » Entries posted by puntlandes (Page 1289)
Entries posted by puntlandes

Garowe (Pes): Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland Si weyn loogu soo dhaweeyay Siyaasida caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade oo Sanadihii u danbeeyay ku sugnaa Somaaliland. Waxaa ka qayb qaatay soo dhaweynta Xaabsade Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay,Wasiiro, Xildhibaano,Haween Dhalinyaro iyo qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Garoowe. […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Maxkamada darajada Koowad ee ciidamada gobolka Bari, Karkaar, Sanaag iyo Haylaan Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed ayaa wuxuu ka waramay isku daygii la qorsheeyey in lagu dilo shalay. Hoss ka dhagayso C/fataax Xafiiska wararka Puntlandes.com

Continue reading …

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland iyo dowladda hoose ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wuxuu ka hadlay soo dhaweyn loo sameeyey Xildhimaano ka yimid Xamar. Axmed Karaash ayaa yiri isagoo ka hadlaya heshhis ku sheegii Vila Xamar ”Heshiiskii 30 july wuxuu ka soo maaxday Oday Xaad iyo Axmed diiriye” wuxuu kaloo intaa ku daray Wasiirku […]

Continue reading …

Dadweynaha Somaliyed ee ku nool gobolka Minnesota ee Mareykanka, ayaa ku hor banaanbaxay hotelka uu Madaxweyne Xasan Culusoow ka degan yahay halkaasi, ayaga oo ka cabanaya  dhibaatada uu ku hayo Somaliya iyo siduu ka yaalay dalkii loo igmaday. Waxaa dadkii la yaabeen markii haweeney ka mid ah taageerayaasha Xasan Culusoow ay intay Polis gadaal ka […]

Continue reading …

Waa iska dhaqan iyo Caado in Madaxweyne kasta oo Puntland yimaada uu xukunka ka sifeeyo haraadigii madaxweynihii ka horreeyey oo isaga laftigiisu dhammaan xilalkaasi u magcaabay tolkiis ama iyaga isku wareejiyey. Laga soo bilaabo Allaha u naxariistee Madaxweyne Cabdillaahi Yuusuf ilaa Cabdiweli Gaas, waxa Puntland ku caan baxday waa qabyaalad, Musuqmaasuq, Caddaalad-darro, eex, xukun la […]

Continue reading …

Puntlandes.com

Continue reading …

Isku daygaan dilka ayaa dhacey kadib markii Gudoomiayaha uu ka baaqsadey safar uu ku tagi lahaa magaalada Bosaso isagoo ku hakadey magaalada Qardho. Cabdifataaax Xaaji Aadan ayaa safar uu kaga baxey maanta 9 Aug,2014 magaalada Garowe dabadeedna wuxuu ku hakaday C/fataax magaalada Qardho darawalkiisiina wuxuu u diray Bosaso dabadeedna waxaa wadada u galay darawalkii ciidan […]

Continue reading …

Xasan Culusoow ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ah in uu ka bilaabay markuu xukunka imanayey meel eber ah. Isla markaasna wuxuu qirayaa in ay dowladiisu soo bilaabatay sanadku markuu ahaa 2000, bal adba!! Waxaa kaloo wax lagu qoslo ah in uu xukumo, (Xamar), 25% dhulka Somalia iyo in ka badan 50% dadka Soomaaliya, Cajiib! Waxaa […]

Continue reading …

Garowe (Pes): Wasiirka Wasaarada Degaanka iyo Duurjoogta Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa isagoo dalka ku soo laabtay hanjabaad aad u baaxad wayn u jeediyey ciidamadii mudada gaabnayn la wareegay TV ga Puntland iyo wax uu ugu yeeray dad dano siyaasadeed wata. Dadka danaha siyaasadeed wata ee uu Wasiirku u hanjabay waxaa fiicnaan lahayd in uu […]

Continue reading …

">

No Comment
Continue reading …