19 Jan 2021 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Guddoomiyaha cusub ee degmada Gaalkacyo Mudane Maxamuud Cabdinuur Aaden iyo Guddoomiyihii hore ee degmada Mudane Saahid Maxamuud Cali. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Dhabanacad ayaa Guddoomiyaha cusub ee degmada Gaalkacyo Mudane Maxamuud […]
Continue reading …19 Jan 2021 (Puntlandes) Gudoomiyaha Barlaamanka dawladda Puntland iyo wafti uu hoggaaminaayo oo ay qeyb ka yihiin Gudigga Dib u habeeynta Ciidaamadda ayaa gaaray Dagmada Badhan ee Gobolka sanaag. Soo dhowaynta waftiga waxaa ka qayb qaatay Maamulka Gobolka kan dagmada iyo qeybaha kala duwan ee shacabka Badhan. Ujeedka socdalka waftiga ayaa waxaa uu qayb ka […]
Continue reading …18 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Gobolka Karkaar. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Gobolka, gaar ahaan nabadgelyada, horumarka iyo deegaanka. Puntlandes.com
Continue reading …18 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladihi ugu dambeeyay ee arrimaha doorashooyinka dalka isagoo ka digey in dib u dhac uu ku yimaad doorashada dalka. Sheekh Shariif oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in xiligaan ay aheyd in dalka ay […]
Continue reading …17 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta safar shaqo ku yimi Qardho ayaa tababar usoo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland ee ka qalinjebisay dugsiga Tababarka ee Xorgoble. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn salaan sharaf ka qaatay ciidamada tababarku u dhammaaday, kadibna wuxuu meel fagaare ah ku daawaday dhuulatus […]
Continue reading …17 Jan 2021 (Puntlandes) Xisbiyada Somaliland ayaa soo dhaweeyey maalinta ay xubnaha guddiga doorashooyinku u cayimeen inay dalka ka qabsoomaan doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha wakiillada iyo deegaanka taasoo ah 31/05/2021. Sidoo kale xisbiyada ayaa waxana ay farriin u direen golaha guurtida oo iyagu iska leh awoodda ugu dambaysa ee cayimaadda doorashada, maadaama ay horay […]
Continue reading …17 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka. Cali Mahdi ayaa marka hore ka digay in dalka dib loogu celiyo bur-bur iyo dagaallo sokeeye, isagoo ku nuux-nuuxsaday […]
Continue reading …17 Jan 2021 (Puntlandes) Taliyihii Ciidanka sida gaarka u tababaran ee DANAB G/lle Axmed C/llaahi Nuur Beer-yare iyo Taliyaha Guutada 7aad ee ciidanka xoogga dalka G/Dhexe Axmed Gaashaan ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo saaka lagula eegtay inta u dhaxeysa Wanlaweyn iyo Afgooye. Qaraxan ayaa si gaar ah lala eegtay gaariga ay saarnaayeen labada Taliye, […]
Continue reading …16 Jan 2021 (Puntlandes) Guddiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, u saaray Arrimaha Sicirka Sarifka ayaa waxay maanta soo saareen 8 qodob oo ay u arkaan in lagu xalin karo dhibka ka dhashay Sicirka Sarifka doollarka. Waxayna kala yihiin qodobadu sidaan hoose: 1: In cashuurta Dekadda lagu qabto 20% Shillin Soomaali. 2: In mushaharka shaqaalaha […]
Continue reading …16 Jan 2021 (Puntlandes) Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u gudbiyey warqad sumaddeedu tahay Tix: KDQ/XK/002/2021, taas oo ujeeddadeedu tahay cayimaadda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee 2021. Guddiga oo si rasmi ah u soo gebogebeeyey wejigii labaad ee diiwaangelinta cod-bixiyayaasha, ayaa sida sharcigu qorayo madaxweynaha u gudbiyey warqad ay ku […]
Continue reading …