16 Jan 2021 (Puntlandes) Gudiga dib u habeynta Ciidamada dawladda Puntland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga ayaa manta gormeer shaqo ku tagey dugsiga tababarka Xorgoble. Booqashada ka dib masuuliyiinta ayaa u guur galay hannaanka tababar ee ciidamadu ay qaateen iyo qaabka loo carbiyay mudadii uu tababarku uga socday dugsiga. Ciidamada ayaa […]
Continue reading …16 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool isagoona Socdaalkiisa uu yahay ka jawaabida baahiyaha haysta bulshada ku nool Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Puntlandes.com
Continue reading …14 Jan 2021 (Puntlandes) Shirka Golaha Wasiirada Dowladda federaalka Soomaaliya ee lagu waday in maanta uu qabsoomo ayaa baaqday iyadoo aan si rasmi ah loo sheegin sababta baaqashada. Wasiirada ka qeybgali lahaa kulanka ayaa loo diray farriimo, laguna war galiyay in shirkii maanta dib loo dhigay, iyadoo aan la sheegin sababaha dib loogy dhigay shirka […]
Continue reading …14 Jan 2021 (Puntlandes) Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah maamul goboleedka Koofurgalbeed. James Swan Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa uu kulan albaabada u xiran yihiin uu la qaadanayaa Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen. Safarka James Swan ee […]
Continue reading …14 Jan 2021 (Puntlandes) Jadwalka doorashada, gaar ahaan kan Aqalka Sare ayaa markale fashilmay, sababo la xiriira khilaafka weli ka jira ee doorasho aan heshiis lagu ahayn. Jadwalkan oo uu soo saaray guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka 2021-ka ayaa markale dhaqan-gelin waayey, iyadoo maanta oo ay tahay 14-ka January la filayey in la soo […]
Continue reading …Garoowe, 12, January, 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr – 02, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad Markuu arkay: aqoontooda iyo waayo aragnimadooda shaqo Markuu tixgeliyey: talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland […]
Continue reading …Garoowe, 12, January 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 01, ku kala diray Golaha Deegaanka degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowladda Puntland: Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 123‐aad, farqaddiisa 4-aad. Markuu arkay: Xeerka maamulka degmooyinka iyo Gobolada (Lr – 7 ) ee Dowladda Puntland qodobkiisa 27-aad, […]
Continue reading …12 Jan 2021 (Puntlandes) Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa lagu beddeley magacii Idaacadda Codka Gobolka Banaadir waxaana loo Bixiyey Idaacadda Codka Caasimadda. Puntlandes.com
Continue reading …12 Jan 2021 SAAXIIBADA CAALAMKU WAXAY KU BAAQAYAAN IN LA XALLIYO IS-MARI-WAAGA KA TAAGAN DOORASHOOYINKA Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay aad uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah. Waxaan ugu baaqaynaa saamilayda […]
Continue reading …12 Jan 2021 (Puntlandes) Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa u direy qoraal digniin iyo talobixin ah beesha caalamka taasoo ku saabsan sidii loo qaban lahaa doorasho heshiis lagu yahay oo ka dhacda dalka Soomaaliya. Qoraalkan ayaa lagu xusay in loo baahan yahay guddi doorasho oo dhammaan dhinacyada ay quseyso ay ku qanacsan yihiin iyadoo lagu sheegay […]
Continue reading …