28 Feb 2021 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed C/raxmaaan Dhabancad ayaa soo saartay qoraal ay ku shaacisay inay dhawaan dhisayso Goleyaal deegaan, iyadoo ka reebtay degmada Bursaalax oo wqorshuhu ahaa in goleheeda Deegaanka la dhiso oktoober 2020kii. Degmooyinka ay wasaaradu u dhisayso golayaasha deegaanka oo ah 5 degmo ayaa […]
Continue reading …28 Feb 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay sii wadista wada xaajoodyada DFS iyo Dowlad-goboleedyada ee la xiriira hirgalinta heshiiskii 17-kii September 2020 iyo qodobbadii Guddigii farsamo ee Baydhabo. Shirkan ayaa sidoo kale lagu bogaadiyay isfahamkii ka […]
Continue reading …28 Feb 2021 (Puntlandes) Maamulka D/hoose ee Degmada Gaalkacyo oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ayaa qado soo dhaweyn ah u sameeyey Ganacsatada Maalgashatay Dakada Garacad, Maamulka Shirkada Waddaagsan ee Dakada Gacanta ku haysa, Maareeyaha Dakada Garacad, Ganacsatada Gobalka Mudug, Guddoomiye Xigeenka 2aad ee Gobolka Mudug iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland. Soo dhaweyn iyo qado […]
Continue reading …28 Feb 2021 (Puntlandes) Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay agagaarka waddada Cabdi Qaasim ee magaalada muqdisho, waxaana qaraxa lala eegtay gaari ay socdeen ciidan ka tirsan Mileteriga Soomaaliya. Sida ay sheegeen dadka deegaanka qaraxaan ayaa ahaa miino waddada dhinaceeda la dhigay, waxaana la sheegay […]
Continue reading …Garoowe: 27 February 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha 4aad ee Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) . Madaxweynaha ayaa hadal u jeediyay in ka badan 100 weriye oo ka kala yimi degmooyinka iyo Gobolada Puntland, kuwaasi oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Guud ee Ururka Warbaahinta Puntland. […]
Continue reading …27 Feb 2021 (Puntlandes) Golaha amaanka ee qaramada midoobey ayaa liiska dadka lagu soo rogay cunaqabateynka waxaa uu ku daray seddex hoggaamiye oo Al-Shabaab ka tirsan. Hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab uu cunaqabateynka ku soo rogay guddiga cunaqabateynka golaha ammaanka ayaa kala ah Abuukar Cali Adan, Macallin Ayman iyo Mahad Karataay. Abuukar Cali Aadan ayaa ah ku xigeenka […]
Continue reading …26 Feb 2021 (Puntlandes) War saxaafadeed Madaxtooyada Dowladda Jubaland ayaa lagu sheegay inay Jubaland soo dhaweynayso heshiiskii ay xalay wada gaareen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Murashaxiinta. Jubaland ayaa war saxaafaeedka kusoo qaadatay arimaha ay u aragto inay xal u yihiin muranka hareeyey qabsoomida doorasho la isla ogol yahay. Hoos ka akhriso war saxaafadeedka Dowladda […]
Continue reading …26 Feb 2021 (Puntlandes) War saxaafadeed Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa lagu sheegay inay Puntland soo dhaweynayso heshiiskii ay xalay wada gaareen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Murashaxiinta. Hoos ka akhriso war saxaafadeedka Dowladda Puntland waxay soo dhaweynaysaa heshiishka ay wada gareen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta xalay oo tariikhdu ahayd 25 Feb […]
Continue reading …26 Feb 2021 (Puntlandes) Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM, oo ah ciidan nabad ilaalin ah oo markii ugu horeysay la geeyay dalka Soomaaliya 2007. Sida lagu sheegay war ka soo baxay xarunta Qaramada Midoobay, dhammaan xubnaha UN-ka waxaa ay si aqlabiyad leh […]
Continue reading …26 Feb 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray. War saxaafadeed Madaxtooyada Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu ku boggaadiyey Ra’iisul Wasaare Rooble dadaalka uu ku bixiyey heshiiska wadajirka ah iyo guud ahaan maareynta arrimaha doorashooyinka iyo sida […]
Continue reading …