Sawirro: MD Axmed Madoobe Kimayo ku qaabilay ergo ka socoday Dowladda Kenya oo MD Xasan Sheekh soo diray
04 Nov 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Kismayo ku qaabilay ergo ka socoday Dowladda Kenya...