Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo shaacisay heshiis dhexmaray xisbiyada KAAH, Mideeye, Runcad & Shaqaalaha ee dhisida Maayirada Garowe, Dangorayo & Godobjiiraan
02 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Arrimaha Gudaha dawladda Puntland ayaa shaacisay heshiis dhexmaray xisbiyada KAAH, Mideeye, Runcad iyo Shaqaalaha ay ku...