Sawirro: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku xigeenadiisa
07 Maj 2018 (Puntlandes) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya....