Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1092)

Baarlamaanka Puntland oo xeerka doorashooyinka ka saaray Qodobadii ka hor imaanayey Dastuurka Puntland

Comments Off on Baarlamaanka Puntland oo xeerka doorashooyinka ka saaray Qodobadii ka hor imaanayey Dastuurka Puntland

Garowe (Pes)  Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ka dooday shalay xeerka guddiga doorashooyinka oo ka kooban 24-qodob. Qaar ka mid ah qodobadaasi oo gaaraya 11-ayaa la meelmariyay sidaasi waxaa u sheegay Xildhibaan ka gaabsaday magaciisa oo fadhiga goobjoog ka ah, waxana guud ahaan laga saaray xeerka qodobka 10-aad oo ka hadlaya in Wasaradda Dastuurka iyo arrimaha […]

Continue reading …

Xag: Go’aankii Golaha Wasiirda RW Cabdiwali looga joojiyey Safarada oo Sharcidaro lagu sifeyey

Comments Off on Xag: Go’aankii Golaha Wasiirda RW Cabdiwali looga joojiyey Safarada oo Sharcidaro lagu sifeyey

Aqoonyahanada iyo dadka ku xeeldheer arimaha dawladnimada ayaa Shacidaro ku tilmaamay go’aankii kasoo baxay xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya, Goäankaas oo Golaha Wasiirada Xukuumadii Kalsoonida weysay ku amray in aysan dalka dibada uga bixi karin. Professor Yaxye Cali Ibraahim oo ka hadlay go’aanka kasoo baxay Xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in ay arintaasi tahay mid lala […]

Continue reading …

Waxqabadka Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) Cabdi Maxamuud

Comments Off on Waxqabadka Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) Cabdi Maxamuud
Waxqabadka Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) Cabdi Maxamuud

Akhristayaasha Sharafta iyo qadarinta mudan ee ku xiran Warbaahintan caalmiga ah ee Puntlandes .com waxan jeclaystay in aan idiin soo gudbiyo qoraalo taxane ah oo ku saabsan waxqabadka Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) Cabdi Maxamuud Cumar. Akhristayaal haddii aanu dib u eegno sidii ay ahayd ama ay ku sugnayd Nabada Degaanka Soomaalida Itoobiya intii […]

Continue reading …

Raysul Wasaarihii waa la eryaye, Muxuu madaxweyne Gaas yeelin?

Comments Off on Raysul Wasaarihii waa la eryaye, Muxuu madaxweyne Gaas yeelin?
Raysul Wasaarihii waa la eryaye, Muxuu madaxweyne Gaas yeelin?

Waxaan wada xusuusanaa Qoraanlkii ka soo baxay markay taariikhdu ahayd 21 kii nov 2014 dawlada Puntland ee uu Hogaamiyo Dr Cabdiwali Maxamed cali Gaas, go’aankaas oo ahaa mid aad u adag laguna sheegay si cad in ay Puntland Qaadayso Talaabo haddii Koox gaariyi ay ku takri fasho talada dalka Somalia. Isagoo Qoraalkaasi uu ka koobnaa […]

Continue reading …

Dhagayso: Puntland oo ka jawaabtay cabashadii ay muujiyeen Guddiga Gaadiidlayda Israac

Comments Off on Dhagayso: Puntland oo ka jawaabtay cabashadii ay muujiyeen Guddiga Gaadiidlayda Israac

Garowe (Pes) Wasaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa ka jawaabtay banaanbax ay maalinkii shalay dhigeen qaar ka mid ah gaadiidlayda yar yar ee ka shaqeeya deegaamadda Puntland. Banaanbaxaasi ayaa salka ku hayay lacag ay ugu yeereen macaash oo ka baxsan canshuurta oo ay sheegeen inay ka qaado dowladda Puntland. ”Waxa maalmahaan laga buuq buuqayay […]

Continue reading …

Akhri: Raysul Wasaarihii hore iyo Xulufadiisii Siyaasadeed oo halis soo foodsaaratay

Comments Off on Akhri: Raysul Wasaarihii hore iyo Xulufadiisii Siyaasadeed oo halis soo foodsaaratay
Akhri: Raysul Wasaarihii hore iyo Xulufadiisii Siyaasadeed oo halis soo foodsaaratay

Xafiisyada xeer ilaalinta  iyo Hanti dhowlrka Qaranka ayaa wasiirrada iyo wasiir ku xigeennadii ka tirsanaa  xukuumadda uu maanta baarlamanku kalsoonida kala laabtay ku amray ineysan dalka ka bixi Karin ogolaansho la’aan,  tan iyo inta ay xilalka uga wareejinayaan si waafaqsan nidaamka. War Qoraal ah oo ay ku wada saxiixnaayeen Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. […]

Continue reading …

Nickolas Kay “ Waa in si deg deg ah Xukuumad loosoo dhisaa”

Comments Off on Nickolas Kay “ Waa in si deg deg ah Xukuumad loosoo dhisaa”

Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM)  Faafin Degdeg ah  WAR SAXAAFADEED 59/2014 Muqdisho, 6 December 2014 –Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) wuxuu garwaaqsaday codkii maanta uu baarlamaanku kalsoonida kala noqday Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuu amaanay shaqada uu ka qabtay nabadaynta Soomaaliya, wuxuuna ku baaqayaa in si degdeg ah Xukuumad cusub […]

Continue reading …

Sawiro: Madaxweyne Dr Gaas oo Baabuurta Tamashlaynta soo iibsaday

Comments Off on Sawiro: Madaxweyne Dr Gaas oo Baabuurta Tamashlaynta soo iibsaday

Gaalkacyo (Pes) Madaxweynaha dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Dekadda Bosaso kala soo degay baabuurta lagu Raaxaysto ee Laankuruusalka ah oo aan xabadu karin aadkana qaaliga u ah iyadoo ay Ciidamadii difaacayey dalka aysan helin Mushahaarkoodii iyo Xuquuqdoodii ay la haayeen muddo afar bilood ah. Sida aad sawirka ku aragtaan baabuurka […]

Continue reading …

Jawaari oo ugu baaqay maxadweyne Xasan in uu dedejiyo magacaabida RW cusub

Comments Off on Jawaari oo ugu baaqay maxadweyne Xasan in uu dedejiyo magacaabida RW cusub

Gudoomiyaha Baaralmaanka DFS Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa ugu baaqay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud in Degreeto Madaxweyne sida dastuurku qabo uu ku kala diro Xukuumada Soomaaliya. Prof Jawaari ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumada Soomaaliya, waxa uuna ka codsaday Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha in ay aqbalaan go’aanka Baarlamaanka […]

Continue reading …

Faahfaahin: RW Cabdiwali oo kalsoonida lagala noqday

Comments Off on Faahfaahin: RW Cabdiwali oo kalsoonida lagala noqday
Faahfaahin: RW Cabdiwali oo kalsoonida lagala noqday

Waxaa kalsoonida ay Xildhibaanada Baarlamaanka kala noqdeen Xukuumada Soomaaliya, waxaana Kulanka Baarlamaanka fadhiyay Xildhibaano gaaraya 235-Xildhibaan. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka Shir gudoominayay ayaa Codeynta kadib shaaciyay natiijada kasoo baxday codkii loo qaaday Mooshinkii laga soo gudbiyay Xukuumada Soomaaliya. Prof Jawaari ayaa sheegay in ay Mooshinka kalsooni kala noqoshada ogolaaeen […]

Continue reading …