DHEGEYSO-Tartanka Dhismaha Wadada Garoowe iyo Galkacyo Oo Afar Shirkadood Isugu Hareen.
November 17 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu daahfuray qandaraaska tartan furan oo ay afar...
November 17 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu daahfuray qandaraaska tartan furan oo ay afar...
November 17 2016 (Puntlandes)-Waxaa maanta Inta badan albaabada loosoo laabay goobaha Waxbarashada, Ganacsi iyo xarumaha Dawladda, ee magaalada Boosaaso waxaana...
November 17 2016 (Puntlandes)-Wasaaradda arrimaha gudaha dowladdaha hoose iyo horumarinta reermiyiga ee dowladda Puntland ayaa waxa ay ku amartay wadayaasha...
November 17 2016 (Puntlandes)-Magaalada Galkacyo xalay waxaa kadhacay weeraro dhowr ah oo lala beegsaday suuqa bartamaha magaalada iyo saldhig ciidan...
November 17 2016 (Puntlandes)-Guud ahaan deegaamada ugu badan ee abaaruhu saameeyeen ee Puntland ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday...
16 2016 (Puntlandes) Magaalada Jowhar ayaa waxaa maanta Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare loogu doortay Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Cali Maxamed...
November 16 2016 (Puntlandes)-Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinimada beri...
16 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa wararkii u dambeeyey ee weerarkii caawa iyo meesha ay marayaan...
Beesha Caalamka oo la kulantay madax sare oo ka kala socota dhinacyada isku haya colaadda Gaalkacyo, uguna baaqday Madaxwayne Gaas...
16 2016 (Puntlandes) Waxaa caawa Magaaladda Gaalkacyo gudaheeda ka bilaabatay rasaas iyo Qaraxyo wada socda, kadib markii weerar lagu soo...