Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1113)

Pes Garowe: Warar lagu kalsoon yahay ooy Pes heshay ayaa xaqiijinaya in uu Gaas xilkii ka xayuubuyeyagaasimaha  Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed. Gaas ayaa dadaal dheeraad ah iyo juhdi badanba geliyey sidii uu u taargad garayn lahaa dadkii ama qofkii aan ka tirsanayn kooxdiisa ”isbedeldoonka” ee xil ka haya Puntland. Waana sababtaas […]

Continue reading …

    Pes Gaalkacyo: Milkiilaha iyo dhamaan bahda Punlandes (Pes) waxay cambaaraynayaan xariga iyo xaga jugleynta ay xukuumada uu hogaamiyo  Gaas ku hayso Suxufiyiinta reer Puntland. Waxaana u dambeeyey xarigii sharci darada ahaa ee lagu xiray Suxufi Cabdalla Aadan,kaasoo xabsiga loo taxaabay xalay 20 07 2014. Saaafada xorta ah iyo xoriyada hadalka waa xaq aasaasiya […]

Continue reading …

      Ciidamo booliis ah ayaa xabsga u taxaabay fiidnimadii caawa suxufi madaxbanaan oo la yiraahdo Cabdalla Aadan Adde. Cabdalla Aadan Adde wuxuu ka nid yahay Suxufiyiinta Madaxa banaan ee ka howlgala Garowe, lamana garanayo sababta ka danbeysa xariga Suxufigan. Suxufiga waxaa lagu wargaliyey in uu u xiran yahay amark a soo baxay madaxda […]

Continue reading …

Marka laga hadlayo waxqabad, waa mid muuqda oo aan ubahnayn in dadka loo muujiyo iyo mid aanan muuqan oo marka la sharaxo lagu qanco. Middaa waxaa barbarsocda, wax qabad la´aan, tayo la´aan hawl laqabtay iyo si khaldan shaqo u qabasho. Sababta shaqo ay ahayd in ay qabsoonto ay u qabsoomi wayday. Waxaa keeni kara marka […]

Continue reading …

  Pes Gaalkacyo: Sida aan la wado socona Dr Gaas waxuu sameeyey balanqaadyo aad u waawayn oo uu ku balanqaaday in uu Puntland gaarsiindoona horumar lixaad leh oo dhanwalba ah. Halkan hoose ka daawo balanqaayadii Gaas qaar ka mid ah Hadaba maxaa ka dambeeyey in Gaas iyo wasiirkiisa ugu muhiimsan waa kan caafimaadkee la soo […]

Continue reading …

    Image courtesy: The U.S. Federal Aviation Administration (FAA) New York – The U.S. Federal Aviation Administration (FAA) has announced that it has prohibited all U.S. air carriers and commercial operators from flying in Ethiopian airspace north of 12 degrees latitude as precaution following the shooting down of Malaysia Airlines Flight 17 in eastern […]

Continue reading …

Hordhac 7-07-2014 Mashruuca hormarinta bulshda Busalax waxa la’aas aasay 1999,waxaana la daah furay 2001 ilaaa iyo hadda oo taariikhdu tahay 2014-ka.Mashruuca waxa aas,aasay Bulshada reer Puntland gaar ahaan gabolka mudug kuwaasoo dalka iyo dibadaba kala jooga. Mashruuca waxaa loo aasaasay baahiyo badan oo ka jirey deegaanka sida biyaha,caafimaadka waxbarashada, deegaameynta iyo IWM. Mashruucu wuxuu ku guulaystay […]

Continue reading …

      Pes Bursaalax: Waxaa maalintay taariikhdu ahayd 17/07/2014 laga lafuray Bursaalax iskuul lagu barto farsamada gacanta. waxaa maalgalinaya hay adda WFB iyo iskuulka farsamada gacanta ee Gotenberg Gaalkacyo   Iskuulka waxaa maamulaya mashruuca horumarinta Bursaalax. Waxaa iskuulka lagu tababarayaa bilkasta 60 arday, oo kala ah dhalinyaro isugu jira wiilal iyo gabdho. Wuxuu iskuulku […]

Continue reading …

Pes Garowe: Waxaa xalayka dhacay magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Xaflad aad iyo aad u balaaran oo ahyd soo dhaweyn loogu sameeyay Marwada Koowaad ee Puntland Marwo Hodan Siciid Ciise (marwada madaxwaynaha Pundlad Dr Gaas).Waxaana xafladaas u sameeyey wasiirada haweenka ah ee ka tirsan dowlada Puntland ee Gaas. Xafladaan ayaa waxaa iyana goob joog ka  […]

Continue reading …

Xog hoose oo ay heshay warbaahinta Puntlandes ayaa tilmaamaya in uu Madaxwayne Gaas xil ka qaadis ku samaynayo Agaasimaha lacagta ee madaxtooyada Puntland Cabdi Mahdi Xogtu waxay shegaysaa in lagu bedelidoono Cabdi Mahdi Agaasime kuxigeenka Cawil Xasan Daad iyadoo  agaasime kuxigeen uu Gaas u wado Xirsi Cabdi Oog. Labadan nin ee uu magacaabayo ayaa ka tirsan kooxda […]

Continue reading …