Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1125)

Dowlada Maraykanka ayaa xaqiijisay in ay dishay Hogaamiya Al Shabaab Godane maalintii isniinta ee bishani ahayd  1 da. Waxaa lala dialay dhamaan kolanyadii la socotay hogaamiyaha Al Shabaab War qoraal ah oo ka soo baxay aqalka cad iyo wasaarada Gaashaandhiga ayaa warkan lagu cxaqiijiyey.   Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco Puntlandes.com

Continue reading …

  Friday, September 5, 2014 WASHINGTON — The Pentagon says U.S. officials have confirmed the death of the leader of the al-Shabaab terror group in a U.S. airstrike on Monday. The Pentagon’s press secretary confirmed the death of Ahmed Abdi Godane in a brief written statement Friday. “Godane’s removal is a major symbolic and operational […]

Continue reading …
Daawo Video: Amiir Maxamuud Yusuf Ciise oo ka qayb galay xaflad wayn oo loo dhigay arday ka Qalin Jabisay Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Pes): Amiir Maxamuud Yusuf ciise oo ah Isinka ugu tunka wayn Gobolka Mudug ayaa maanta, 06-09-2014, ka qayb galay xaflad wayn oo loo sameeyey arday ka qalin jabisay jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Magaalada Gaalkacyo ee caasimada Gobolka Mudug. Amiirka ayaa ka hadlay muhiimada ay nabadu leedahay iyo in aan la,aanteed hurumar iyo waxbarasho jirayn. […]

Continue reading …

Puntlandes.com

Continue reading …

Puntlandes.com

Continue reading …
Continue reading …

Hoos ka daawo farshaxanka Amin Amir oo cabiraya Khiyaanada Xasan Culusoow oo ku dhahaya  “Hakuna Matata”

Continue reading …
Continue reading …

Gaalkacyo (Pes): Shirkadaha Shidaalka ka baaraya Puntland iyo Somaliland waxay carqalad ku yihiin nabada Somalia. Anna waxaan heshiis la gelayaa shirkado shidaal baara waxaana gaynayaa  ooy ka baarayaan Somaliland iyo Puntland. Dowladi waxay wax ku socodsiisaa sharciyad iyo awood dowladnimo, laakiin waxaa iswaydiin leh Xasan Culusoow Sharciyadna uma haysto awoodna uma laha in uu shirkado […]

Continue reading …

Thursday, September 4, 2014 Norwegian oil company DNO and other small explorers are destabilising Somalia, the African country’s petroleum ministry said on Wednesday, warning it may lodge complaints against these firms to the United Nations Security Council. DNO has been prospecting for oil in Somaliland, a break-away territory of Somalia. The company did not respond […]

Continue reading …