Shir ay isugu yimaadeen 04-tii bishan Jaaliyadda Puntland ee Wadanka Filand magaalada Helsinki ayaa lagu qaadacay wareegto kazoo baxday xafiiska Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas”oo uu ku magacaabay Wakiilka Puntland ee Filand. Akhri Wareegtada dhalisay kacdoonka Jaaliyadda Filand. Jaaliyadda oo shirkeedii ka soo saartey war murtiyeed ka waramaya xaqiiqda iyo khilaafka ka taagan amuurtaas ayaa […]
Continue reading …Puntland diaspora forum. Orgnr: 998204682. Postbox 9151 Grönland, 0134, Oslo. Waxaan si qadarin iyo xushmad ku jirto u ogaysiinaynaa dhamaan xubnaha jaaliyadda Puntland diaspora forum ee degan dalka Norway in uu dhacayo shirwaynihii ururka PDF. Shirwaynehaas oo looga tashanayo sida ugu haboon ee dib-uhabayn loogu samayn karo, laguna gaari karo hadafka aan tiigsanayno iyo doorasho […]
Continue reading …Bursaalax: Allah mahadi ha ka gaartee waxaa meel aad fiican maraya dhismihii masaajidkii Abu-Bakar As-Sadiiq ee Magaalada Bursaalax Waxaad ka daawan kartaan sawirada shubkii lagu waday, oo si guul leh u dhammaaday – ALLAAH SWT ayaa mahad ballaaran iska leh. Walaalaha ka shaqeeyeyna, waxaan ALLAAH SWT uga baryeynaa cimri cibaado leh, caafimad buuxa iyo dambi […]
Continue reading …War-saxaafadeed October 08, 2014 Ku: Saxaafadda madax-bannaan ee Somaliya iyo Caalamka Og: Xukuumadda Puntland Og: Xukuumadda Federaalka Somaliya Og: Wakiiladda Beesha Caalamka Uj: Xaaladda Puntland iyo Mustaqbalka Allah baa Mahad leh. War-saxaafadeedkaan wuxuu ku saabsan yahay xaaladaha ka jira gobollada Puntland tan iyo doorashadii January 2014. Xukuumadii horre ee Madaxweyne Farole waxay dalka uga tagtay […]
Continue reading …Ka dib baaritaan iyo dabo gal aanu sameeyney ayaa waxaan helnay magacyada iyo qabaa,ilka ay kasoo jeedaan 13 Agaasime guud oo uu u magacaabay Wasaaradaha Dowlada Puntland maanta oo Arbaco 08 October 2014 Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas” Waxayna kala yihiin Magacyada , Xilalka iyo Qabaa,ilka ay kasoo jeedaan Agaasimayaasha guud ee maanta uu soo magacaabay Madaxweynaha […]
Continue reading …Gaalkacyo (Pes) Hogaamiye Xaafadeedka Baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa qorshaynaya in uu dagaal ka huriyo Gobolka Mudug ee Puntland. Qaybdiid ayaa abaabul dagaal u tagay magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb iyo Tuulooyin hoos yimaada degaanadaas. Isagoo aruurinaya Hub, Ciidan iyo dhaqaale uu ku huriyo dagaal ka dhaca Gobolka Mudug. Mar […]
Continue reading …Gaalkacyo (Pes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed cali Gaas ayaa shaqadii ka Ruqseeyey 8 garsoore halak uu mina bedelay. Dad badan oo ku habsaday saqooyinkii iyo ilihii dhaqaalaha ee reer Puntland ka dhexeeyey ayaa dowlada looga fadhiyaa in ay wax ka qabato. Halkan ka akriso magacyada Puntlandes.com
Continue reading …Garowe(Pes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Cali Gaas (MOOGE) ayaa maanta magacaabay Agaasimayaal cusub iyo qaar ka mid ah garsoorayaasha Gobaladda. Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdilaahi Axmed Jaamac (Quraanjecel) ayaa warbaahinta u akhriyay qoraalka uu is-badalka ugu sameeyay madaxwayne Gaas Agaasimayaasha guud ee wasaradaha Puntland. Halkan ka daawo Afhayeenka madaxtooyada oo akhrinaya magacyada Puntlandes.com
Continue reading …