Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1434)

War qoraal ah oo ku taariikhaysan 20 August,2014 kana soo baxey xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha oo,nuqul kamid ah-na soo gaarey warbaahinta caalamiga ah ee Puntlandes ayaa amraya Gudoomiyaha gobolada iyo kan magaalada Gaalkacyo iney joojiyaan baabuurta isaga kala gooshta Puntland iyo Konfurta Somalia.. Waxaana qoraalka lagu wargelinayaa Gudoomiyaha gobolka iyo degmada iney u sameeyaan goobo cayiman […]

Continue reading …
Continue reading …

Maalintii Shalay waxa uu kulan dhexmaray Wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Kay iyo Xildhibaanada DFS kuwooda ka soo jeeda Puntland oo qaarkood dhawaan Madaxda Puntland go,aamo soo saareen. Shirkan ayaa looga hadlay sida la sheegay qodobo ay ka mid yihiin xiriirka go’an ee dhexyaala Puntland iyo DFS ta Xasan Culusoow inkastoo markii uu soo dhamaaday […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo dib u dayactir lagu samaynayo kuna taal inta u dhexeysa Garoonka Diyaaradaha Garowe iyo halka laga soo galo Magaalada Garowe ee caasimada dowlada Puntland Mashruucaan waxaa Maalgalinaysa Dowladda Japan, iyadoo fulintiisana ay iska kaashanayaan Hay’adda UNOPS iyo Hay’adda Wadooyinka Puntland […]

Continue reading …

iyo Qareenka Guud ee Kenya oo sheegay arrinta Badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya in September 3, 2014 ay New York ku dhagaysanayaan guddiga xadaynta badda ee New York   Dacwadda DFS u gudbisey Hague waa mid lagu tirtirayo Law no. 37, laguna xagal daacinayo Baarlamaanka Soomaaliya? Maxkamadda Qaramada Midoobey (QM) ee Hague ayaa […]

Continue reading …

Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo Cabdale Maxamuud Haybe ayaa sheegay in guulo waawayn soo hoyiyeen xoogaga Khaayumo. Wuxuuna intaa ku daray in xalay abaara 2 habeenimo ay weerar ku ekaysiiyeen ciidamada Somaliland uuna maqlayey in ay muusanaabayeen ayna maydad aasanayeen….   Halkan ka daawo waraysiga Haybe lala yeeshay  

Continue reading …

Waxaa durba soo baxaya beelo ka tirsan beelweynta Wersangeli oo diidmo ka muujiyey shirka lagu magacaabo Guuleed 2 oo beelweynta Wesangeli uga socda Xingalool. Ilaa iyo hada saxaafada looma soo bandhigin agendaha shirka, lamana yaqaan sababta ay beelo ka mid ah beelweynta Wersangeli u mucaaradeen shirka Guuleed 2.   Halkan ka daawo go,aanka beesha War […]

Continue reading …

Waxaa wadanka Turkiga booqasho ku jooga Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlada Jubaland Gen.Cabdullaahi Sheekh ismaaciil fartaag. Madaxweyne Xigeenka ayaa la Tilmaamayaa in halkaasi uu u gaaray isku xirka Dowlada Turkiga iyo dowlada Jubaland oo iyagu lagu wado inay Howlo Mashaariic ka fulinaaya Magaalada Kismaayo. Booqashada Fartaag ee Dalka Turkiga ayaa waxaa diidmo ka muujiyay DFS […]

Continue reading …

Bartanihii Agoosto ayaa Prof Galayr Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo. Hadaba caleemasaarka Prof-ka ayaa waxay u qorshaysnayd in ay ka dhacdo isla goobtii lagu doortay markay taariikhdu tahay 28 ka Agoosto 2014 laakiin waxaa soo weeraray lana wareegay goobtaas Somaliland. Waxayna howlwadeenadii xafladaa u wareejiyeen isla maalintaas Toda Ergo,an dhexdiisa. Daawo xafladii […]

Continue reading …

Xaaji Cabdi Waraabe oo ah odayga ugu da´da wayn Golaha Guurtiga Somalilan ayaa ula hadlay Dowlada Ingisiiska si kulul.   Hoos ka daawo video Puntlandes.com

Continue reading …