Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1442)

Puntlandes.com

Continue reading …

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed cadde ayaa ka jawaabay waraysigii uu siyaasiga caanka Axmed Cabdi Xaabsade siiyey idaacada afka soomliaga ku hadasha ee BBC da. Baashe ayaa yir. ”waan jeclaan lahayn in uu siyaasi Xaabsade nala joogo” Wuxuu kaloo intaa ku daray ”qofku meeshuu doono waa aadi karaa laakiin waxay […]

Continue reading …

Siyaasiga caanka ah Amxed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Soomaaliya ayaa sheegay in ujeedada uu dib ugu soo noqday dalkiisa,dadkiisa iyo Dowladiisa ay tahay inuu la shaqeeyo dowlada cusub. Wuxuuna xusay markuu mideeyo Puntland in uu usii gudbi doono Jubbaland si buu yiri aan ugu ololeeyo dadka aan ka dhashay. […]

Continue reading …

30/7/2014 ayaa Madaxda Villa Soomaaliya ay sameeyen wax ay ugu yeeren Maamulka Gobolada Dhexe ee Soomaaliya,kaas oo lagu daray Dhul ka tirsan Maamulka Puntland. Dowlada Puntland ayaa 31/7/2014 kaso horjeensatay dhacdadan,waxayna xiriirka u jartay Dowlada Muqdisho,waxay dib ula soo noqotay xubintii u matalaysay Guddiga Dastuurka,isla markaana waxaa wada tashiyo loogu yeeray Xildhibaanada Puntland u matala […]

Continue reading …
Continue reading …

Gaalkacyo (Pes): Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo nabadoon u ah beel ka mid ah beelaha dega Gobolka Mudug ayaa sheegay in aysan u soconayn madaxweynaha DFS Xasan.Sh boobka uu damaaciyey in uu ku boobo Gobolka Mudug. Yaasin  ayaa yiri isagoo hadalka sii wata in reer Puntland ay Aqoon,waqti iyo dhaqaale galiyeen midnimada umada Soomaaliyeed,ayna horseedeen in […]

Continue reading …

Faysal Cali Waraabe ayaa ku dheeraaday in uu ka hadlo doorkii ay ku lahaayeen halgankii SNM ta  beesha uu ka soo jeedo Xaabsade, Prof Galayr iyo Garaad Jaaamac. Wuxuu kaloo Faysal aad u dhaliilay in shilaal laga qodo degaanada beesha SSC   Hoos ka daawo Faysal Puntlandes.com

Continue reading …

Prof Cali Lhaliif Galayr ayaa maanata kaga dhawaqay in uu yahay musharax madaxweyne ee maamulka lagaga dhawaaqayo Saaxdheer. Prof  ka ayaa lagu wadaa in uu Itoobiya wadohadalo kula gelidoono,  marka loogu caanoshuba madaxweynanimo, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo maxadweynaha Somaliland. Iyadoo lagu wado in ay u midoobaan doorashada soo socota   Hoss ka daawo galayr Puntlandes.com

Continue reading …

Muxuu ku jawaabay madaxweynaha Puntland, shalay markii saxaafada maxaligaahi  wax ka waydiisey  halka ay marayso arrintii Puntland ugu yeertay xildhibaanada ugu jira  Baarlamaanka Soomaaliya  inta ka horaysa 15 Augusti oo ku beegan Jimcada inagu soo aadan? Su,aashuse  maxay ku saabsanayd? Su,aashu waxay ku saabsanayd waxa ka soo baxay wada tashigii uu ugu yeeray xildhibaanada Puntland […]

Continue reading …

Fu’aad Aadan Cadde oo ahaa La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Goboladda Barri uu ka soo goostay Somaliland sidaas waxaa xaqiijiyey warbaahinta Somaliland Warku wuxuu intaas intaas ku darayaa in uu Fu’aad aad uga xummaday sida ay u maamushay Somaliland  arimaha Shidaal baarista ay Somaliland ka wado degaanada Gobolka Sool. Waqtigan Fu’aad wuxuu ku sugan yahay […]

Continue reading …