Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1471)

markana lagu tilmaami karay Wargayskii keliya ee Dhaliilaha iyo Toosinta Dowladihii hore ee Puntland  ayaa dib Hawada u soo galay waxaana Hawlwadeenada Wargayska ay Raad Raac u sheegen in 48 Saac Gudahood uu soo bixi doono Cadadkii ugu horeeyay kaddib ku dhowaad 10 sanno oo Wargayska uu Hawada ka maqnaa.   Ka sakow Wararka, waxyabaha […]

Continue reading …

Jarmalka ayaa ku guulaystay koobka kubada cagta ee aduunka ka dib markii uu 1 iyo 0 kaga badiyey Arjentina. Halkaas ayaa guushii ku raacday Jarmalka oo noqday wadanka ku guulaystay koobka aduunka 2014. Waxay Jarmalku dhigeen taariikh ah in ay noqdaan wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee koob ka soo qaada Latin Ameerika. Hambalyo […]

Continue reading …

  Qoraal uu qoray Ismail Adam Dirie uuna soo dhigay barta facebook, qoraalka ayaa laga fahmi karaa inkastoo ay xafladahan horey u dhici jireen laakiin Xukuumada Xafladjoog oo horey u balanqaaday isbedel inay la imaanayso, aan marnaba la is lahayn iskaba daa inay wax bedeshee xafladihii dhaqaala lumiska ayey waqtigan adag oo dhaqaalo xumi iyo […]

Continue reading …

Sanadkan bilawgiisii waxaa ka dhacay Puntland doorasho ay dadku ku soo dhaweeyeen farxad iyo rayn rayn. Iyagoo shacbwaynaha Puntland ay filayeen in uu fulindoono madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas balanqaadyadiisii faraha badnaa ee uu balanqaadayey markii uu ololaha doorashada ku jiray. Waxa kaliya ee Gaas looga fadhiyey waxuu ahaa wax qabad. Halkan ka doowo uu […]

Continue reading …

Sabti 5  July 2014 ayay ahayd markii uu kormeer ku tegay Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) xafiisyada iyo xarumaha wasaaradaha dawlada Puntland ee magaalo madaxda Garowe.   Wuxuu kusoo arkay Gaas Wasaarado aan loo soo shaqo tegin Waa yaabe isbedelkii ma saanuu noqday? Aaway Shaqadii Xafiisyada ka socon jirtay ?    Isla maalintaa ciidanka […]

Continue reading …

Sabti 28 ka jun 2014 ayay ahayd marka uu dib ugu soo laabtay Garowe Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) soo dhaweyn ka dib Arbaco 2 da July 2014 waxaa mar qudha soo yeertay qayladhaan ka timid Isbitaalada Garowe, Gaalkacyo, Xabsiga iyo Ciidamo gadoodsan oo mushahaarkoodii la,a.   Agaasimaha Isbitaalka Jaamacadda Gaalkacyo Dr.Maxamed Xuseen ayaa […]

Continue reading …

Qofkasta oo muwaadin ah waxaa la gudboon in uu jeclaado dalkiisa iyo dadkiisa. Kana shaqeeyo wanaagooda- Haddii madaxda markaa joogtaahina ay ka leexdaan wadadii loo igmaday ama ogolaanshaha loo siiyey. Waa in laga shaqeeyaa ku weecinta wadada saxda ah. Haddii la atoosin waayena waa in lala xisaabtamaa ileen kursiga ma ahan hanti ay leeyihiin oo […]

Continue reading …

Waxaa Soomaaliya ka socda isbedel lagu hirgalinayo nidaamka Federalka , kaas oo lagu Unkayo dowladihii uu ka koobnaan lahaa Federalka Somalia.        Beesha Caalamka oo talaabadan qeyb xoogan ka qaadanaysa ayaa misna waxa bar bar socda qorshayaal                                 […]

Continue reading …

Farxadii iyo Raynrayntii ku saabsanayd inuu  barwaaqo ku gaarsiin doono Puntland Madaxweyne Gaas ka dib markii lagu soo doortey Isbedelkii dhacay horaantii sanadkan ” Maxaa bedelay Dadweynow ?     Madaxweynuhu wuxuu ku hantay hogaaminta Ummada, ka dib  kalmado soo jiidasho leh oo uu ka sheegey fagaarayaasha , waxaana ka mid ahaa sidaynu xasuusano ”Waa barwaaqaynayaa […]

Continue reading …

Waxaa bilowgii sanadkan 2014 Puntland ka dhacday doorasho aad iyo aad loo soo dhaweeyey  dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Waxaa madaxwayne ku guulaystay Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Reer Puntland waxay Gaas ka sugayeen in uu fuliyo ugu yaraan qaar ka mid ah balanqaadyadii faraha badnaa oo uu ugu yeeri jiray Puntland lama gaarsiin meeshii ay […]

Continue reading …
Page 1471 of 1471« First‹ Previous146914701471