Bosaaso(Pes) Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay madaxtooyadda Puntland ayaa sheegaya in madaxwayne Gaas uu xilkii ka qaaday wasiir ku xigeenkii wasaradda Dekada iyo gaadiidka bada Cabdirashiid Gaani Cali oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobaladda Sool iyo Sanaag. Gaani ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta ku dhaliilay Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid […]
Continue reading …Garoowe (Pes) Madaxwaynaha DowladdaPuntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Xafiiskiisa Aqalka Madaxtooyada kula kulmay Agaasimaha Mashruuca Sharciga , Kala Dambeynta iyo Nabadgelyada UNSOM ee Soomaliya Mr.Waldemar Very. Qodobada Muhimka ah ee Ka Soo Baxay Kullanka Waxaa Kamid ahaa :- 1:Dardar Galinta Mashaariicda Horumarineed ee UN-ta u Hayso Puntland. 2:Horumarinta Sharaciyada ,Kaladambeynta iyo Nabadgelayada (Role Of Low […]
Continue reading …Dadka reer Puntland oo dhami waxay sugayeen haddalka ka soo baxaya dawladda puntland, hadalkaas oo ku saabsan go,aanka ay qaadanayso mar hadii shuruudihii ay ku xidhay wadahadal ganafka lagu dhuftay. Ilaa hadadana aan ju laga hayn, waa Puntland eh. Dad badan baa waxay is waydiinayaan maxaa ka si ah Dawladda Puntland ee uu hogaanka u […]
Continue reading …Gaalkacyo (Pes):Hshiis ah in ay ka kalluumaystaan Baddeena ayey dowlada Puntland ee uu madaxda ka yahay Dr Cabdiwali Maxamed cali Gaas la gashay wadamada Yemen iyo Jabuuti. Heshiiskaas waxaa cabasho xoog leh ka bixiyey dhamana shacabka Puntland gaar ahaan kalluumaysatada reer Puntland iyagoo aysan xukuumada uu hogaamiyaa Dr Gaas u soo bandhigin shacabka heshiiska oo […]
Continue reading …Continue reading …
Garowe (Pes): Madaxweynha Puntland ayaa soo saaray wareegto uu ku mamcuucayo ka Ganacsiga Hubka nooc kastuu yahay. Mamnuucidan ayaa waxay tahay mid mudan in la soo dhaweeyo maadaama uu hubku uu ku yahay qatar amniga. Laakiin quburada wax odorasaa ama ku xeeldheer arimahan waxay leeyihiin Odagu ma moodaa in uu dheeraynayo, go’aamadiisuna ka hordhacayaan waqtiga […]
Continue reading …Melbourne (Pes): Xasan Yusuf Dhuux ayaa Abaalmarin caalami ah la gudoonsiiyey waxaa lagu gudoonsiiyey Gobolka Victoria ee dalka Australia. Xaflada lagu bixinayey Abaalmainta Caalamiga ah ayaa waxaa ka soo qaybgalay wasiirada Gobolka Victoria ee dalka Australia oo uu hogaaminayo madaxa Gobolka Victoria, waxaa kaloo ka soo qaybgalay madaxa Poliska Gobolka waxaana halkaas lagu abaalamariyey dadkii […]
Continue reading …Xamar (Pes): Xildhibaan ka tirsan baarlamanaka dowlada Xasan Culusoow ee Villa Wardhiigleey ayaa dabolka ka qaaday in ay acbuucyada soo socda ay horgendoonaan baaarlamaankooda si uu u jeexo ama u sameeyo Xuduuda ”Puntland iyo Xaafada Baraxleey, Labo Garoon iyo sadexba waa qaadi kartaa Magaalada Gaalkacyo ayuu yiri xildhibaanku. Isagoo intaa ku daray in ay muhiimada […]
Continue reading …Galdogob (Pes): Degmada Galdogob waxa ay kamid tahay shanta degmo ee uu ka koobanyahay gobolka Mudug ee Puntland. Degmadan ayaa ku fadhida ama xukunta dhul baaxad leh iyo magaalooyin waawayn sida Bursaalax, Bayra Riig oomane iyo kuwo kale oo badan. Horumar ballaaran ayaa xilligan laga dareemaya degmada oo ay ku tallaabsanaysay 5-tii sanno ee ugu danbaysay,waxaana […]
Continue reading …