Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1559)

Pes Bursaalax: War xaqiiq ah oo ay heshashay shabakada warlaliska Puntlandes ayaa noo xaqiijiyey in Prof Cali Khaliif Galyr iyo wafti balaaran oo Khaatumo ah oo uu hogaaminayo Prof Cali ay caawa ku sugan yihiin magaalada Bursaalax ee gobolka mudug. Waftigaas wuxuu ka kooban yahay isimo, siyaasiyiin, aqoonyahano iyo waxgaran. Ujeedada safarkooda Bursaalax ayaa Pes […]

Continue reading …

Shil baaruun oo ka dhacay inta u dhaxaysa Buurtinle iyo Garowe ayaa keenay dhimashada 8 ruux iyo dhaawac intaas ka badan ka dib markii ay isku dhaceen labo gaari oo wadada ku safrayey. Dadka shilka ku dhintay ayaa waxa ka mid ah Cabdishakuur Maxamud Guray Agaasimihii horre ee hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland ka dib markii […]

Continue reading …

  Pes Gaalkacyo: Qaraxa ayaa waxaa uu dhacay sagaalkii & barkii habaynimo baryamaha magaalada Gaalkacyo aaga ama meel u dhow dugsiga sare ee Cumar Samatar. Sida ay xogta ku helayso Pes waxaa ku dhaacmay ugu yaraan afar qof oo rayid ah. Dhaawaca ayaa waxa la dhigay oo lagu dawaynayaa isbitalka gud ee Gobolka mudug   […]

Continue reading …

  Ururka suxufiyiinta Puntland MAP iyo Suxufiyiinta Puntland ayaa markii la ansixiyeyba ka horyimid xeerka saxaafada. Xeerkan ayaa ah mid aan u danaynayn Suxufiyiinta Puntland iyo shacabkaba. Iyadoo muraadka laga leeyahay xeerkan ay baasgaraysan xukuuma Dr Gaas ay tahay in shacabka reer Puntland afka la qabto, si aysan uga hadlin sida guracan ee uu Dr […]

Continue reading …

Dood dheer ka dib Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyey mariyay xeerka saxafadda oo ay dhowaan wasaradda warfaafinta usoo gudbisay. Xildhibaano gaaraya 32-mudane ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay xeerkan waxana ugu danbayntii ku dhawaaqay afhayeenka Baarlamaanka oo sheegay goluhu inuu ansixiyeen xeerka ay wasaradda warfaafinta usoo gudbisay. Wasiirka warfaafinta Cabdiwali Xirsi Indhoguran […]

Continue reading …

Pes Garowe: Warar lagu kalsoon yahay ooy Pes heshay ayaa xaqiijinaya in uu Gaas xilkii ka xayuubuyeyagaasimaha  Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed. Gaas ayaa dadaal dheeraad ah iyo juhdi badanba geliyey sidii uu u taargad garayn lahaa dadkii ama qofkii aan ka tirsanayn kooxdiisa ”isbedeldoonka” ee xil ka haya Puntland. Waana sababtaas […]

Continue reading …

    Pes Gaalkacyo: Milkiilaha iyo dhamaan bahda Punlandes (Pes) waxay cambaaraynayaan xariga iyo xaga jugleynta ay xukuumada uu hogaamiyo  Gaas ku hayso Suxufiyiinta reer Puntland. Waxaana u dambeeyey xarigii sharci darada ahaa ee lagu xiray Suxufi Cabdalla Aadan,kaasoo xabsiga loo taxaabay xalay 20 07 2014. Saaafada xorta ah iyo xoriyada hadalka waa xaq aasaasiya […]

Continue reading …

      Ciidamo booliis ah ayaa xabsga u taxaabay fiidnimadii caawa suxufi madaxbanaan oo la yiraahdo Cabdalla Aadan Adde. Cabdalla Aadan Adde wuxuu ka nid yahay Suxufiyiinta Madaxa banaan ee ka howlgala Garowe, lamana garanayo sababta ka danbeysa xariga Suxufigan. Suxufiga waxaa lagu wargaliyey in uu u xiran yahay amark a soo baxay madaxda […]

Continue reading …

Marka laga hadlayo waxqabad, waa mid muuqda oo aan ubahnayn in dadka loo muujiyo iyo mid aanan muuqan oo marka la sharaxo lagu qanco. Middaa waxaa barbarsocda, wax qabad la´aan, tayo la´aan hawl laqabtay iyo si khaldan shaqo u qabasho. Sababta shaqo ay ahayd in ay qabsoonto ay u qabsoomi wayday. Waxaa keeni kara marka […]

Continue reading …

  Pes Gaalkacyo: Sida aan la wado socona Dr Gaas waxuu sameeyey balanqaadyo aad u waawayn oo uu ku balanqaaday in uu Puntland gaarsiindoona horumar lixaad leh oo dhanwalba ah. Halkan hoose ka daawo balanqaayadii Gaas qaar ka mid ah Hadaba maxaa ka dambeeyey in Gaas iyo wasiirkiisa ugu muhiimsan waa kan caafimaadkee la soo […]

Continue reading …