Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 2)

Sawirro: Gudoomiyaha jaaliyada reer Puntland ee Dalalka Australia iyo New Zealand oo si diiran loogu soo dhaweeyey Qardho

Comments Off on Sawirro: Gudoomiyaha jaaliyada reer Puntland ee Dalalka Australia iyo New Zealand oo si diiran loogu soo dhaweeyey Qardho
Sawirro: Gudoomiyaha jaaliyada reer Puntland ee Dalalka Australia iyo New Zealand oo si diiran loogu soo dhaweeyey Qardho

17 Feb 2020 (Puntlandes) Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweyaya wafdi balaaran oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha jaaliyada reer Puntland ee Dalalka Australia iyo New Zealand oo si diiran loogu soo dhaweeyey qardho Mukhtaar Kilwe Aadan Seed.   Gudoomiyaha ayaa agab Sport soo gaarsiyaan dhalinyarada gobolka, isagoo horay  ugu […]

Continue reading …

Daawo Video: Wasiir Maareeye “28 sano ayey Somaliland lahayd siyaasad fadhiidh ah oo Marfishyada looga taliyo”

Comments Off on Daawo Video: Wasiir Maareeye “28 sano ayey Somaliland lahayd siyaasad fadhiidh ah oo Marfishyada looga taliyo”
Daawo Video: Wasiir Maareeye “28 sano ayey Somaliland lahayd siyaasad fadhiidh ah oo Marfishyada looga taliyo”

17 Feb 2020 (Puntlandes) Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay safarka la hadal hayo inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku tagayo magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Wasiir Maareeye ayaa ugu horeyn sheegay inuusan isaga ka war qabin safarkaas la sheegayo inuu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Magaalada Hargeysa uusana diyaar u […]

Continue reading …

Sawirro: Madaxwayne Deni oo Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland (muuqaal dhamaystiran)

Comments Off on Sawirro: Madaxwayne Deni oo Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland (muuqaal dhamaystiran)
Sawirro: Madaxwayne Deni oo Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland (muuqaal dhamaystiran)

17 Feb 2020 (Puntlandes) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland, Carwadan oo ah tii labaad ee nooceeda lagu qabto Puntland waxaa soo qaban qaabiyey Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Rugta Ganacsiga Puntland. Daah-furka Carwada waxaa kasoo Qayb galay Masuuliyiinta Goloyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Bari, Kan […]

Continue reading …

Sheekh Maxamed Shaakir oo ka digey in ciidamada lagu tababaray Turkiga loo adeegsado caburin

Comments Off on Sheekh Maxamed Shaakir oo ka digey in ciidamada lagu tababaray Turkiga loo adeegsado caburin
Sheekh Maxamed Shaakir oo ka digey in ciidamada lagu tababaray Turkiga loo adeegsado caburin

17 Feb 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ugaga hadlay arrimo kala duwan oo quseeya Galmudug. War Saxaafadeedka ayuu Sheekh Maxamed Shaakir ugu baaqay dowlada federalka iyo Beesha Caalamka in si wadajir ah loo dhiso Gole loo dhan yahay oo u xil-saaran Federaalnimada, […]

Continue reading …

Maxkamadda Ciidamada ee DFS oo xukun xabsi ah ku ridday mas’uul sare oo ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir

Comments Off on Maxkamadda Ciidamada ee DFS oo xukun xabsi ah ku ridday mas’uul sare oo ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir
Maxkamadda Ciidamada ee DFS oo xukun xabsi ah ku ridday mas’uul sare oo ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir

16 Feb 2020 (Puntlandes) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku ridday mas’uul ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir oo lagu helay in uu horey uga tirsanaa Alshabaab. Maxkamadda ayaa 5 sano oo xabsi ah ku ridday Agaasimaha Shaqadda Gobalka Banaadir, Nuur Cali Axmad (Mahad Alle) oo lagu helay in uu ka tirsanaa Alshababa, […]

Continue reading …

Guddoomiyaha gobolka Mudug oo sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso inay qabsato gobolka Mudug ee Puntland

Comments Off on Guddoomiyaha gobolka Mudug oo sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso inay qabsato gobolka Mudug ee Puntland
Guddoomiyaha gobolka Mudug oo sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso inay qabsato gobolka Mudug ee Puntland

16 Feb 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur Yare ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay ciidamo badan ku soo daabusho gobolka Mudug, si ay ula wareegto. Guddoomiyaha ayaa sheegay ,in uu ka sii war helay qorshe abaabulan oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku raadinayso, in ay […]

Continue reading …

Daawo Video: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo kasoo horjeestay in Madaxweyne Farmajo uu booqda Hargaysa

Comments Off on Daawo Video: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo kasoo horjeestay in Madaxweyne Farmajo uu booqda Hargaysa
Daawo Video: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo kasoo horjeestay in Madaxweyne Farmajo uu booqda Hargaysa

16 Feb 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay inaysan ku soo dhoweyn doonin Madaxweynaha Soomaaliya magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha golaha guurtida oo golaha la hadlay ayaa sheegay in ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu ku cadaadinayo Madaxweynaha Somaliland in uu Hargaysa yimaado Madaxweyne Farmaajo balse aysan aqbali doonin. “War kusoo dhoweyn meyno,Abiy […]

Continue reading …

Qareennada Garowe oo shaqa joojin sameeyay

Comments Off on Qareennada Garowe oo shaqa joojin sameeyay
Qareennada Garowe oo shaqa joojin sameeyay

15 Feb 2020 (Puntlandes) Qareenada ka hawlgala magaalada Garoowe ayaa shaqo joojin sameeyey iyadoo saaka Maxkamada Derejada Koowaad ay xukuntay eedaysanayaal aan haysan sharci yaqaano difaaca. Qareenadda oo qaar kood suxufiyiinta la hadlay ayaa xaqiijiyay  in wasaarada Maaliyadu kusoo rogtey cashuur dheeraad ah. Maxkamada Derejeda koowaad ee gobolka Nugaal oo saaka la horkeenay 18 eedaysane oo […]

Continue reading …

Bihi, Farmajo Meeting To Feature In Ethiopia PM’s Talks

Comments Off on Bihi, Farmajo Meeting To Feature In Ethiopia PM’s Talks
Bihi, Farmajo Meeting To Feature In Ethiopia PM’s Talks

Saturday February 15, 2020 The expansion of the Somaliland Port of Berbera and the meeting between Somaliland and Somalia leaders will be among the discussions points between Ethiopia Prime Minister Aby Ahmed and the United Arab Emirates leadership this weekend. Ethiopia Prime Minister Abiy Ahmed landed in Abu Dhabi on Thursday evening for a round […]

Continue reading …

Akhriso Maareeye oo weerar ku qaaday hobollada Waaberi iyo khilaaf meel xun gaaray (muuqaal)

Comments Off on Akhriso Maareeye oo weerar ku qaaday hobollada Waaberi iyo khilaaf meel xun gaaray (muuqaal)
Akhriso Maareeye oo weerar ku qaaday hobollada Waaberi iyo khilaaf meel xun gaaray (muuqaal)

15 Feb 2020 (Puntlandes) Waxaa meel sare gaaray khilaaf ka dhex oogan wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo hobollada qaranka ee Waaberi. Khilaafkaan ayaa soo shaac baxay khamiistii, markii muuqaal, (hoos ka daawo), ay soo duubeen qaar ka mid ah hobollada ay ku sheegeen in agaasimaha maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabduqaadir Cabdi Yuusuf Shubbe […]

Continue reading …