Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 4)

Norway oo Soomaaliya ku caawineysa deyn dhan $353 milyan oo dollar

Comments Off on Norway oo Soomaaliya ku caawineysa deyn dhan $353 milyan oo dollar
Norway oo Soomaaliya ku caawineysa deyn dhan $353 milyan oo dollar

10 Okt  2019 (Puntlandes) War saxaafadeed rasmi ah ah oo maanta kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda dowlada Norway, ayaa lagu sheegay in Norway ay Soomaaliya siin doonto deyn gaareyso 3,1 bilyan oo lacagta Norwey ah, una dhiganta 353 milyan oo Doolar. Norway ayaa sheegtay in deyntan ay ku caawineyso Soomaaliya, si ay isaga bixiso deynta […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Addis Ababa

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Addis Ababa
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Addis Ababa

10 Okt  2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi iyo hogaaminayo ayaa waxaa ay gaareen magaalada Addis-Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa Garoonka diyaaradaha Bole ee Magalada Addis-Ababa waxaa kusoo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Itoobiya. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeybgalaya […]

Continue reading …

Sawirro: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Lagu Soo Dhoweeyey Kismayo (muuqaal)

Comments Off on Sawirro: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Lagu Soo Dhoweeyey Kismayo (muuqaal)
Sawirro: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Lagu Soo Dhoweeyey Kismayo (muuqaal)

Kismaayo, October, 10, 2019 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaaladda Kismaayo ee xarunta ku-meelgaarka ah ee Jubbaland. Wafdiga Madaxweyne Deni oo ka qeyb-gelaya Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka kooban Masuuliyiin isugu jira Heer Federaal iyo Heer Puntland, waxaa ka mid ah Madaxweynihii hore […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo digreeto ku magacaabay Taliye kuxigeenka Xoogga iyo Taliyaha Ciidamada Lugta

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo digreeto ku magacaabay Taliye kuxigeenka Xoogga iyo Taliyaha Ciidamada Lugta
Madaxweyne Farmaajo oo digreeto ku magacaabay Taliye kuxigeenka Xoogga iyo Taliyaha Ciidamada Lugta

10 Okt  2019 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Taliye kuxigeenka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Taliyaha Ciidamada Lugta. Digreetada ayaa waxaa lagu magacaabay Sareeye Guuto Maxamed Cali Bariise oo noqonaya Taliye kuxigeenka Ciidanka xoogga dalka. Sidoo kale waxaa Taliyaha Ciidamada Lugta loo magacaabay Sareeyye […]

Continue reading …

DAAWO KHUDMADII FARMAAJO EE UU KAGA HADLAY XIRIIRKA XUMAADAY EE DAWLDAIISA & DAWLAD GOBOLEEDYADA

Comments Off on DAAWO KHUDMADII FARMAAJO EE UU KAGA HADLAY XIRIIRKA XUMAADAY EE DAWLDAIISA & DAWLAD GOBOLEEDYADA
DAAWO KHUDMADII FARMAAJO EE UU KAGA HADLAY XIRIIRKA XUMAADAY EE DAWLDAIISA & DAWLAD GOBOLEEDYADA

DAAWO KHUDMADII FARMAAJO EE UU KAGA HADLAY XIRIIRKA XUMAADAY EE DAWLDAIISA & DAWLAD GOBOLEEDYADA Puntlandes.com

Continue reading …

Akhriso Hanti Dhowrka Guud oo sheegay in 18 Milyan ka maqan tahay lacagtii deeq bixiyeyaasha

Comments Off on Akhriso Hanti Dhowrka Guud oo sheegay in 18 Milyan ka maqan tahay lacagtii deeq bixiyeyaasha
Akhriso Hanti Dhowrka Guud oo sheegay in 18 Milyan ka maqan tahay lacagtii deeq bixiyeyaasha

09 Okt  2019 (Puntlandes) Xafiiska Hanti-dhowraha guud ee Dowladda ayaa soo saaray warbixintiisa sanadlaha ah ee baarista Hey’adaha maaliyadda dowladda, Warbixinta baarista maaliyadeed ee Xafiiska Hanti-dhowrka Dowladda ee sanadkii hore kuna astaysan 31 December sanadda 2018-ka. Xafiiska Hanti-dhowraha guud ee Dowladda ayaa warbixin qoraal ah oo uu baahiyay ku faah faahiyay baarista uu ku sameeyay Hay’adaha […]

Continue reading …

Deni oo maanta u safraya Kismayo

Comments Off on Deni oo maanta u safraya Kismayo
Deni oo maanta u safraya Kismayo

09 Okt  2019 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida qorshaysan maanta oo Arbaco ah u safraya magaalada Kismaayo halkaasi oo uu kaga qeyb-galayo caleema-saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam. Xubno ku sugan madaxtooyada Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in madaxweyne Deni uu maanta u dhoofi doono magaalada Kismayo ee xarunta KMG ee Jubaland si […]

Continue reading …

DFS oo magacawday Guddiga Farsamada Galmudug iyo Xaaf oo soo dhoweeyay

Comments Off on DFS oo magacawday Guddiga Farsamada Galmudug iyo Xaaf oo soo dhoweeyay
DFS oo magacawday Guddiga Farsamada Galmudug iyo Xaaf oo soo dhoweeyay

09 Okt  2019 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Xubnaha Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug, kuwaasoo howshooda tahay soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug. Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban 13 Xubnood, iyadoo ay ku jiraan qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda, la Taliyeyaal, waxaa xubin ka ah Guddigan mid […]

Continue reading …

Kulankii Wasiirada DFS iyo Madaxweynaha Puntland oo natiijo la’aan ku dhamaaday

Comments Off on Kulankii Wasiirada DFS iyo Madaxweynaha Puntland oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Kulankii Wasiirada DFS iyo Madaxweynaha Puntland oo natiijo la’aan ku dhamaaday

09 Okt  2019 (Puntlandes) Wararka laga helayo magaalada Bosaso ayaa sheegaya in natiijo la’aan uu ku soo dhamaaday kulan saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni. Wasiiradan oo uu hoggaaminayay Axmed Ciise Cawad ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Bosaso, iyagoo u socday sidii loo xalin […]

Continue reading …

Daawo Video: Ganacsade Jaamac Dhagadheer oo caddeeyey in aysan Puntland ka dhici doonin doorasho marka uu dhamaado xiliga Deni

Comments Off on Daawo Video: Ganacsade Jaamac Dhagadheer oo caddeeyey in aysan Puntland ka dhici doonin doorasho marka uu dhamaado xiliga Deni
Daawo Video: Ganacsade Jaamac Dhagadheer oo caddeeyey in aysan Puntland ka dhici doonin doorasho marka uu dhamaado xiliga Deni

Ganacsade Jaamac Dhagadheer oo ka mid ah ganacsatada gobolka Nugaal oo ka hadlayey munaasabaddii furitaanka kaldhiga golaha deegaanka degmada Garowe ayaa sheegay inaysan Puntland ka dhacayn doorasho qof iyo cod marka uu dhamaado mudo xileedka madaxweyne Deni. Ganacsade Dhagadheer oo caddeeyey inay reer Nugaaleed si dadban u leeyihiin 5ta sano ee mudo xileedka madaxweynaha dawladda […]

Continue reading …