Xisbiga Hinilo Qaran oo cambaareeyey hab-dhaqankii DFS kula kacday dhalinyaradii cabashadooda ku soo gudbineysay si nabad ah
14 Aug 2024 (Puntlandes.com) Xisbiga Hinilo Qaran oo soo saaray warsaxaafaeed ayaa wuxuu cambaareeyey hab-dhaqankii foosha xumaa ee dawladda Federaalku kula kacday...