Sawirro: Wasaarada Deegaanka Puntland oo Biyo Xireen cusub ka dhagax dhigtay Deegaanka Raydable.
18 July 2017 (Puntlandes) Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanayd samaynta Biyo-Xireeno waawayn...