Year: 2024

MD Mustaf Cagjar ”Nacayb badan oo ku salaysan hayb ayaa la abuuray, waxaa jira Ururo ilaa hadda la dagaalamaya qalfoofkii Siyaad Barre… arinta DACAWALEY dadka shidaya qaar ka mid ah…Ururada aan wali ka BOGSOON dhibaatooyinkii dhacay 34 sano kahor”

Muuqaal: MD Deni oo ugu baaqay DFS inaysan xabad ku xallin kala aragti duwanaanta siyaasadeed, balse taa bedelkeed wadahadal lagu xalliyo wax walbo

30 Dec 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ugu baaqay DFS inaysan xabad ku xallin kala aragti duwanaanta...