MD Mustaf Cagjar ”Nacayb badan oo ku salaysan hayb ayaa la abuuray, waxaa jira Ururo ilaa hadda la dagaalamaya qalfoofkii Siyaad Barre… arinta DACAWALEY dadka shidaya qaar ka mid ah…Ururada aan wali ka BOGSOON dhibaatooyinkii dhacay 34 sano kahor”
31 Dec 2024 (Puntlandes.com) Madaxwaynaha deegaanka Soomaalida Mustaf Muxumed Cumar Cagjar oo markii ugu horeeyay ka hadlay dagaalkii ama colaadii...