Month: January 2025

War-murtiyeedka shirkii Badhan ee dhaqanka gobollada Sanaag & Sool “Waxa aan isku raacnay difaaca iyo dib u soo celinta Ceerigaabo, iyada oo lagu geleyo magaca Harti”

31 Jan 2025 (Puntlandes.com) War-murtiyeed laga soo saaray shir Badhan uga socday dhaqanka gobollada Sanaag iyo Sool "Waxa aan isku raacnay difaaca...

Muuqaal-Sawirro: MD Deni oo ku dhawaaqay in uu bilowday wejiga 2aad ee Hawlgalka Argagixisada looga sifaynayo buuralayda Calmiskaad

30 Jan 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka qeybgalay bandhiga Ciidan ee diyaargarowga wejiga Labaad ee...

Dowladda Puntland oo ugu baaqday shacabkeda in ay la shaqeeyaan Hay’addaha Dowladda, kana dheeraadaan wax walba oo xadgudub ah dadka aan muwaadiniinta ahayn…

29 Jan 2025 (Puntlandes.com) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland ayaa ugu baaqday bulshada Puntland in ay la shaqeeyaan Hay'addaha Dowladda,...

Nuradin Aden Dirie “Aniga oo bogaadinaya guulaha waawayn ee ay keeneen ciidankeenna geesiyada ah ayna maalin walba wadaan sifaynta argagaxisada Daacish ee Puntland……”

29 Jan 2025 (Puntlandes.com) Siyaasi Nuradin Aden Dirie ayaa boqaadiyey guulaha ay Ciidanka dawladda Puntland ka gaareen Hawlgalka Argagixisada ay uga...

Sawirro: Dowladda Puntland oo howlgelisay Cisbitaal loogu talagay ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee dagaalka kula jira argagixisada Daacish

27 Jan 2025 (Puntlandes.com) Dowladda Puntland ayaa howlgelisay Isbitaal loogu talagay ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee dagaalka kula jira argagixisada...