Month: August 2025

Puntland “Dawladda Puntland waxay diyaar u tahay in ay ka qayb qaadato sidii looga hortagi lahaa in ha´adaha dawladda Federaalka ah ay galaan mugdi sharci, kaas oo dalka u horseedi kara firaaq dawladnimo”

31 Aug 2025 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland oo warsaaxafadeed soo saartay ayaa ka hadashay Badbaadinta dawladnimada Soomaaliya, Isku imaatin Shirweyne Soomaaliyeed oo...

Jubaland ”Dowladda Jubaland waxay u aragtaa in xaaladda uu dalku maanta ku sugan yahay ay lagama maarmaan ka dhigeyso wadatashi qaran iyo in si dhab ah diiradda loo saaro arrimaha mudnaanta leh”

Danjire Camay “Dhulbahante ma dooran Firdhiye, waxaa doortay Warsangeli oo badidood soo doontay lacagtay ku tahriibi lahaayeen Firdhiye & Abwaana ma wada shaqayn doonaan waxa dhan waxa mooddaa Prank”

31 Aug 2025 (Puntlandes.com) Madaxwayne ku xigeenka hore Puntland Danjire Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar  Camey oo waraysi siiyey Radio daljir ayaa...

Madasha Samatabixinta “waxay ku baaqaysaa in si deg deg ah la isugu yimaado shir dalka lagu samatabinayo oo ay qayb ka yihiin dawlad gobpleedyada Puntland iyo Jubaland”

31 Aug 2025 (Puntlandes.com) Madasha Samatabixinta oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka digay ficilo doorasho aan Heshiis lagu aheyn heerkii ay...

Sawirro: Wasaaradda Qorsheynta Puntland oo lagu soo dhaweeyay wefti ka socday xarunta East Africa Consulting & Advisory ee dalka Jarmalka

31 Aug 2025 (Puntlandes.com) Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Maxamed Xasan...