Muuqaal-Sawirro: MD Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga 7aad ee BFS ayaa sheegay inuu la heshiinayo Puntland iyo Jubaland
29 Sep 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha JF Soomaaliya Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu...