Month: January 2026

Villa Somalia “Madaxweynaha JFS oo magaalada Jigjiga kula kulmay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle”

31 Jan 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyn Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Jigjiga ee DDS ayaa qoraalka Madaxtooyada Soomaaliya lagu daabacay waxaa lagu...

Guddiyada wada-hadallada DFS & Golaha Mustaqbalka oo ku heshiiyey in kulanka madaxda sare uu ku qabsoomo gudaha Xalane, 1da febraayo

29 Jan 2026 (Puntlandes.com) Guddiyada wada-hadallada Xukuumadda Federaalka & Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo 2dii maalmood ee lasoo dhaafay ku shirayay Muqdisho...

Maraykanka oo fasaxay gargaarkii uu siin jiray Soomaalida, ka dib markii DFS qaadatay masuuliyada Xatooyadayadii lagula kacay bakhaarka WFP ee Muqdisho

29 Jan 2026 (Puntlandes.com) Dawladda Maraykanka ayaa fasaxay gargaarkii uu siin jiray Soomaalida, ka dib markii DFS qaadatay masuuliyada Xatooyadayadii la...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed “Fowdadii maanta ka dhacday Baarlamanka Federaalka waxa ka mas’uul ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo carqaladaynaya shirka loo ballansan yahay ee Muqdisho”

28 Jan 2026 (Puntlandes.com) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed "Fowdadii maanta ka dhacday Baarlamanka Federaalka waxa ka mas'uul ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo...