Month: March 2026

Muuqaal: MD Deni oo magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Xisaabiyaha Guud, Gudoomiyaha & Agaasimaha Guud ee Bankiga, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Rayidka ah & Gudoomiyeyaasha Gobolada Puntland

31 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid cabdulaahi Deni oo magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda, Xisaabiyaha Guud, Guddoomiyaha...

KG “waxaa jira cadeymo muujinaya isku milanka Ashabaab & DFS oo ay kamid yihiin Saraakiil & agab Ciidan oo lasoo dhex marsiiyey deegaano ay Maamulaan Ashabaab”

29 Mars 2026 (Puntlandes.com) Dawladda Koonfur Galbeed ayaa jawaab adag ka bixisay eedeentii ay u jeedisay DFS "Waxaan walaac xooggan ka muujinaynaa...