Muuqaal: Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug oo si faahfaahsan uga hadlay dhacdo xalay ka dhacday deegaanka Garacad oo ka tirsan degmada Jariiban
30 April 2026 (Puntlandes.com) Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug, G/sare Maxamuud Muuse Fardafuul, ayaa si faahfaahsan uga hadlay dhacdo xalay ka...