Month: September 2026

Muuqaal: Madaxweyne Deni “Heshiis kasta oo naga la dhexeeyey DFS waa la laalay, si gaara ayaan u dhaqmaynaa inta Soomaali isaga imanayso, dadka Xamar naga joogana waa dad shaqo tegey….”

08 Sep 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha dawloadda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlay munaasabad ka dhacday degmada Baargaal oo oo safar...

Sawirro: Mudaharaad ballaaran oo looga horjeedo Faragalinta Turkiga ee Soomaaliya & Duqeyntii Doolow oo kadhacay Degmada Afmadow ee Jubaland

06 Sep 2026 (Puntland.com) Mudaharaad ballaaran oo looga horjeedo Faragalinta Turkiga eku hayso arimaha Soomaaliya & Duqeyntii Doolow lagu dili lahaa...

Muuqaal-Sawirro: Madaxweynaha dawladda Puntland oo fagaaraha deegaanka Dharjaale kula hadlay shacabka deegaanka oo soo dhaweeyay waftiga Madaxweynaha

05 Sep 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaninayo ayaa maanta lagu Soo dhoweeyay...