Akhriso Beelaha iyo Gobollada ay kasoo jeedaan Wasiirada cusub ee Puntland

28 Feb  2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabay 22 Wasiir ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland 2024-2029.

Hoos ka akhriso Beelaha iyo Gobollada ay kasoo jeedaan Wasiirada cusub ee Puntland:

Gobolka Mudug

1-Wasaaradda Waxbarashada Fu’aad Abshir Adeer: Beesha Cumar Maxamuud.

2-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux: Beesha Cumar
Maxamuud.

3-Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Maxamed Cabdiwahaab Axmed: Beesha
Reer Bicidyahan.

4-Wasaaradda Maaliyada Maxamed Faarax Maxamuud: Beesha Leelkase.

5- Wasaaradda Gargaarka Ubax Cabdirishiid Maxamed Xirsi: Beesha Leelkase.

 

Gobolka Nugaal
1-Wasaaradda Arimaha Guddaha iyo Dimuqraadiyaynta Cabdi Faarax Juxa, Beesha Ciise Maxamuud.
2-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Maxamed Cabdiraxmaan Faroole: Beesha Ciise Maxamuud.

 

Gobolka Bari
1- Wasaaradda Amniga Ibraahima Cartan Xaaji Bakiin: Beesha Cali Saleebaan.
2- Wasaaradda Duulista Hawada Cabdullahi Bile Nuur: Beesha Dishishe.
3- Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Shire Siciid: Beesha Cali Jibraahiil.
4- Wasaaradda Kaluumaysiga Cabdirisaaq Cabdullahi Xagaa: Beesha Sawaakhroon.
5- Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle: Beesha Ugaar Saleebaan.
6- Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Liibaan Muuse Boqor: Beesha Cismaan Maxamuud.

Gobolka Sool

1- Wasaaradda Qorshaynta Daa’uud Maxamed Cumar: Beesha Dhulbahante Bah Ararsame.

2-Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka Faarax Cawad Jaamac: Beesha Dhulbahante

3-Wasaaradda Dekedaha Shaakir Maxamed Guuleed: Beesha Dhulbahante.

4- Wasaaradda Haweenka Maryan Axmed Cali: Beesha Dhulbahante.

5- Wasaaradda Warfaafinta Maxamud Caydiid Dirir: Beesha Dhulbahante

 

Gobolka Sanaag

1-Wasaaradda Caafimaadka Siciid Jaamac Cali Qoorsheel: Beesha Warsangeli.

2-Wasaaradda Beeraha Maxamed Cabdiqaadir Saalax: BeeshaWarsangeli

3-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hodon Siciid Xasan: Beesha Warsangeli

 

About The Author