Sawirro: Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Reer Xirsi Faarax ee Cumar Maxamuud Raaligelin ugu tagtay Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax

09 May 2024 (Puntlandes.com) Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Reer Xirsi Faarax ee Cumar Maxamuud ayaa booqasho iyo salaan ugu tagtay Islaanka Beesha, Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax.

Beesha ayaa Islaanka hoygiisa ugu tagtay si ay uga Raalli geliyaan Islaanka Waraaq ka soo baxday qaar ka mid ah Isimada beelaha Cumar Maxamuud iyagoo hoosta ka xariiqay in wixii dhacay ay ka xun yihiin, aysana ahayn wax Cumar Maxamud u qalma.

Halkana ka akhriso sawirrada ka daawo Beesha Reer Khalaf oo Raaligelin iyo Xaalmarin ugu tagtay Islaan Bashiir isla markii ay Isla markii ay Waraaqdu soo baxday, 29kii april 2024.

Muuqaal: Waxgaradka & Nabadoonada Beesha Reer Khalaf oo kasoo horjeestay go’aankii qaar ka mid ah Isimada Cumar Maxamuud

Akhriso Bayaan ka soo baxay beesha reer Khalaf Faarax oo la xiriira Saldanada Cumar Maxamuud

About The Author