Muuqaalo: Puntland oo sheegtay in aan gargaar aan la soo Marin Puntland aysan keeni karin DFS

19 Jan 2025 (Puntlandes.com) Puntland ayaa sheegtay inaan deegaanadeeda la keeni karin wax gar gaar ah hadii aan dowlada lasoo marsiin Kadib markii Dawladda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay inay gar gaar Muqdisho ku wareejisay Xildhibaan uuna usoo gudbin doono dhinaca Puntland
“Gargaar aan la soo marin Puntland kama soo degi karo xuduudkeeda, Bada iyo Hawada Puntlnad” Wasiir Marwo Ubax Cabdirashiid.”
Wasiir Warfaafinta Puntland ayaa isna dhankiisa ku eedeeyey DFS inay Suuqyadda Muqdisho ku Xaraashto DFS gargaarkii loo diray ummadda Soomaaliyeed wuxuuna yiri “Gargaarka dadka Soomaliyeed Suuqa ayaa lagu kala iibsadaa kana kuwii hore kama duwana”
Halkaan hoose ka daawo Wasiirka Gargaar Puntland
Halkaan hoosena ka daawo Wasiir Warfaafinta Puntland
Halkaan hoosena ka daawo Hay’adda SoDMA oo sheegtay inay gargaar u dirtay Puntland