Ciidamada Difaaca Puntland oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Damal Cagagub

19 Jan 2025 (Puntlandes.com) Ciidamada Difaaca Puntland ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Damal Cagagub oo hoos yimaada dagmada Balidhidin ee gobolka Bari ee Puntland.

Ciidamada ayaa halkaas ku dilay 7 xubnood oo ka tirsan khawaariijta Daacish, waxayna ka furteen dhammaan hubkii iyo Saanad ay wateen cadowgu.

Wixii xog ah iyo faahfaahinta oo howlgalkaas kasoo kordha dib ayaan idinku so gudbin doonaa.

About The Author