Sawirro: Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka oo booqasho iyo salaan ugu tagay hogaygiisa Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax

20 Jan 2025 (Puntlandes.com) Wafti ka kooban Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka ee ku sugan Gobolka Mudug ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay hogayga uu ka deganyahay magaalada Gaalkacyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax.

Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa booqasho iyo Salaan ayaa waxaa intaas kadib looga wada hadlay xaaladda guud ee Gobolka dhinacyada amniga iyo xasilloonida bulshada dhexdeeda iyo xaaladda Galbeedka Gobolka Mudug.

About The Author