Madaxweyne Cirro oo magacaabay Guddiga Nabadda, Beelaha

21 Jan 2025 (Puntlandes.com) Guddiga Nabadda Somaliland ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro magacaabay ayaa ka kooban 7 xubnood, waxayna beelahoodu kala yihiin 6 Isaaq ah iyo 1 Samaroon ah, waxayna kala yihiin sidaan.

1. Cabdulqadir Ismail Jirde – Beesha Arab/Isaaq

2. Jaamac Axmed Maxamed Oday :  Beesha Habarjeclo/Isaaq

3. Xasan Maxamed Embasi:  Beesha Ayuub/Isaaq

4. Cali Siciid Raygal:  Beesha Habarjeclo/Isaaq

5. Shucayb Maxamed Muuse: Beesha HabarAwal/Isaaq

6. Maxamed Iid Dhimbiil:  Beesha Garxajis/Isaaq

7. Maxamed Jaamac Abgaal:  Beesha Samaroon

Isla maanta ayuu madaxweyne Cirro wuxuu wareegto madaxweyne ku aasaasay Guddiga Nabadda Somaliland, halkaan ka akhriso.

About The Author