Muuqaal-Sawirro: Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari oo kawarbixiyey howlgaladii ay ka sameeyeen Bosaso & walxaha qarxa….

1a2a2

25 Jan 2025 (Puntlandes.com) Hoyga nin Ajnebi ah oo katirsanaa argagixisada Daacish, ayna xalay toogteen ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa laga helay Qaraxyo, Bumbooyin, agabka walxaha qarxa laga sameeyo iyo rasaasta bistooladaha.

Ninka oo xilliga ciidamadu dilayeen aasayay ku aasay bartamaha magaalada Boosaaso Miino, ayaa ahaa dadka wareejiya ‘Tusbaxyada, Catarada iyo waxyaabaha kale ee Udugga ah.

Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Bari Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa ka warbixiyey howlgaladii ciidanka Amnigu ka sameeyeen Bosaso xalay illaa maanta.

About The Author