Dawladda Puntland oo warsaxaafadeed ugu mahadcelisay Dowladdaha USA, UAE, Ethiopia & Kenya taageeradooda howlgalka ciribtirka argagixisada ee ciidamada Difaaca Puntland

02 Feb 2025 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland oo warsaxaafadeed ugu mahadcelisay Dowladdaha USA, UAE, Ethiopia & Kenya taageeradooda howlgalka ciribtirka argagixisada ee ciidamada Difaaca Puntland ka wadaan buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari.
Dawladda Puntland ayaa warsaxaafadeedka ku sheegtay inay ka go’an tahay la dagaalanka Argagixisada iyo sugidda amniga gobolka iyo kan caalamka iyadoo ku baaqday in lagu taageero.
