Daawo sawirrada Ciidanka Maraykanka oo Raashin iyo Saanad, hawada Sarre uga daadiyey Ciidanka Puntland ee Calmistaad

14 June 2025 (Puntlandes.com) Saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka ayaa Raashin iyo Saanad Ciidan waxay hawada Sarre uga daadiyee Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka hawlgelaya Buuralayda Calmiskaad.
Ciidanka Puntland ayaa iminka oo ka hawlgelaya dhul Buuraley ah oo aan gaadiidku mari karin.












