Madaxda Mucaaridka & Madaxweynaha DFS oo wada-hadlada Doorashooyin toos ufurmeen

03 July 2025 (Puntlandes.com) Madaxda Mucaaridka ayaa kulan la leh Madaxweynaha DFS oo ay markii labaad ka wadahadlayaan Doorashooyin toos ah oo heshiis lagu yahay, dib-u-eegista dastuurka, difaaca iyo midnimada dalka.
Mucaaridka iyo DFS oo ay weheliyaan maamul-goboleedyada qaar ayaa isku-raacsan in aan lagu laaban doorashooyinkii dadbanaa, sida ay shaaciyeen, haseyeeshee waxaan qayb ka ahayn shirarkaasi Puntland iyo Jubaland.