Muuqaal: Hadaljeedintii MD Deni oo dhagax dhigay dhismaha Wadada isku xirta Gaalkacyo & Bacaadweyn uu kaga hadlay arimo xasaasi ah

03 July 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, taasi oo lagu dhisayo isku tashi iyo cashuurta shacabka laga qaado oo dalka dib loogu dhisayo.
Hadaljeedintii MD Deni oo dhagax dhigay dhismaha Wadada isku xirta Gaalkacyo & Bacaadweyn uu kaga hadlay arimo xasaasi ah