DFS oo magacawday Gudi ka shaqaynaya dhammaystirka Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo xubno gobolka Sanaag ahna ay kuiraan

05 July 2025 (Puntlandes.com) Wasiirka Arrimaha-gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh ayaa magacaabay Gudi ka shaqaynaya dhammaystirka Dowlad-goboleedka SSCKhaatumo, kaas oo ay ku jiraan xubno gobolka Sanaag ah.
Maamulka Xasan Sheekh oo doonaya inuu Puntland burburiyo ayaa gobolka Sanaag ku daraya SSC-Khaatumo.



