Dowladda Federaalka “Woqooyi-bari waxaan u dhisnay Sool, Sanaag iyo Togdheer”
30 July 2025 (Puntlandes.com) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay inay si rasmi ah u aqoonsatay Dowlad goboleedka Woqooyi Bari Soomaaliya oo ka kooban gobolada Sool, Sanaag iyo Togdheer, caasimadiisuna ay tahay magaalada Laascaanood.
Dowladda Federaalka “Woqooyi-bari waxaan u dhisnay Sool, Sanaag iyo Togdheer.”

